Ciidamadda Ammanka Jubbaland oo Sheegay in ay gacanta ku dhigeen Ajaanib ka tirsanaa Alshabaab

Saraakiisha Ciidamada ammaanka degmada Dhoobley ee Jubbaland ayaa sheegay Howlgal gaar ah oo Sabtidii ina dhaaftay ay ka fuliyeen banaanka degmada in ay ku...

Guddoomiyaha Boocame ee Puntland oo beeniyay in degaankiisa qabsatay Somaliland

Guddoomiyaha degaanka Boocame ee Gobolka Sool  ayaa beeniyay in degaankiisa ay gacanta ku dhigeen Ciidamo ka tirsan Maamulka Somaliland oo ku sugan degaan aan...

Dhagayso:-Mooshin Laga Wado Madaxweyne Farmaajo

Iyadoo maalmihii dambe la hadal haayay mooshin la sheegay in Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay abaabulayeen kaasi oo ujeedkiisu yahay in xilka loogu qaado...

Ciidanka Puntland oo Hawlgalo ka wada Buuraha Gobolka Bari

Xogwaran-Garowe- Ciidanka Daraawiishta Puntland, ayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah Shabaab iyo Daacish ka wada Buuraha Gobolka Bari, iyadoona uu hadafku yahay...

Dhagayso; Ciidamada Buuhoodle oo ka hor yimid Doorashadda Somaliland

Ciidamo hubaysan oo ku sugan Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa ka soo horjeestay sanaadiiqda codbixinta Doorashada Somaliland in la geeyo Magaalada Buuhoodle. Saraakiisha ciidamada...

fadlan like saare page-kan

<div class="fb-page" data-href="https://www.facebook.com/www.XOGWARAN/" data-tabs="timeline" data-width="450" data-height="300" data-small-header="false" data-adapt-container-width="true" data-hide-cover="false" data-show-facepile="true"><blockquote cite="https://www.facebook.com/www.XOGWARAN/" class="fb-xfbml-parse-ignore"><a href="https://www.facebook.com/www.XOGWARAN/">Xogwaran News</a></blockquote></div>

Daawo; qarax khasaaro kadhashay oo ka dhacay jawhar

https://www.youtube.com/watch?v=kz3RLUEdYa0

Hay’addaha UNICEF iyo WFO oo ka dayrinayo Xaalada Abaarta Jubbaland

Hay’addaha UNICEF iyo WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo caruurta ayaa ka digey iney kasii darto abaarta ka jirta Soomaaliya, haddii aan...

DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhow laga maqlay Magaaladda Muqdisho & Xog laga helayo…

Gaari lagu xiray waxybaaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in...

Daawo Sawirada: Oday da’ah oo Darajadda koowaad ee Jaamacadda ka diyaariyay Qur’aanka Kariimka

Xaashi Nuur Biin oo ah aabe 63 sano jir ah oo sanadku markuu ahaa 1954-tii ku dhashay deegaanka Fintir ee degmada Ceelbuur ee gobalka...