Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ee koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in qoys Soomaaliyeed oo dagan deegaanka Buulomareer uu ku habsaday Mafac laga soo tuuray duleedka deegaankaasi. Goobjoogayaal ayaa ku soo waaramaayo in hal qof oo haweeney da’ aheyd ay geeriyootay, 8 ruux oo kalana ay dhaawac meen kuwaasi oo isku qoys ah. Wararka ayaa sheegaya in qoyska dhibaatadu...

...

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan goor dhaw degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ku dishay labo askari oo ka tirsan ciidanka ilaalada degmadaasi. Qof Goobjooge ah oo la hadlay warbaahint ayaa sheegay in koox hubeysan oo watay gaari Saarif ah ay rasaas ku fureen gaari kale oo Saarif ah,waxaana rasaastaas ku dhintay labo qof oo Ssaarnaa,kuwaas...

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ee wasaarada Arrimaha gudaha Prof Yaxye Cali ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Wafdiga ayaa waxa ay ka koobnaayeen Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha gudaha, Maamulka gobolka Banaadir, iyo masuuliyiin ka socday maamul goboleedyada Dalka. Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay wasiirka...

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,waxaana uu halkaas kaga qeyb gali doonaa shirka Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika oo berri la filayo in uu ka furmo dalka Itoobiya. Waxaana shirkan looga hadli doonaa doorka qaaradda Afrika ee amniga caalamka, iyadoo ay ka qeyb gali doonaa madaxda...

Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa wuxuu sheegay in dabley hubeysani ay xalay ku soo weerartay hoyga uu ka degan yahay Degmada Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo. Xildhibaan Cabdifataax Nuur Mataan, ayaa xaqiijiyay in dhawr nin oo hubeysan ay xalay laba xabo oo bambo gacmeyd ah iyo rasaasta nool nool, ku soo weerartay hoygiisa,...

Nabadoonadda gobalka Barri iyo ganacsatada ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya ayaa shir gaar ah maanta ka yeeshay xaaladda amaan ee Xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso, sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen sugidda ammaanka. Nabadoonadda gobalka Barri ayaa sheegay in looga baahan yahay ganacsatada Koonfurta ka soo jeeda in ay la shaqeyaan ciidamada amniga, ayna muhiim in...