Madaxa fulinta barta bulshada ee Facebook wuxuu ku dhawaaqay tallaabooyiin cusub oo lagu joojinayo wararka beenta ah ee barta ka soo muuqda. HALKAN KA DAAWO...

DAAWO VIDEO: Tartan u Dhaxeeyo Gaadiidka iyo Dadka oo ka dhacay Koonfur Afrika iyo...

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacay Tartan La Tartansiinayo Gaadiidka Dadweynaha oo Ay Shacab Saaran Yihiin. Tartanka Ayaa Ka Dhacay Magaalada Pretoria ee Dalka...

TOP VIDEO: Hooyo Soomaaliyeed oo Ka Cabaneeysa Madaxweynaha Somalia oo Guri Ay laheyd Xoog...

Sacdiyo Cumar Cabdulle oo Ah Hooyo Soomaaliyeed Ayaa warbaahinta u Sheegtay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu Si Awood Ah ugu Heeysto Guri...

TOP VIDEO: Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ku Dhawaaqay in Ay Sameeysanayaan Maamul Goboleed...

Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Maanta Wariyaasha kula hadlay Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa waxa ay Sheegeen in Ay Sameeysan Doonaan Maamul...

Sidee lo sameya Websit ama Blog Lacag la’aan ah Free (Cashir muhiim ah)

Asc aqiyarey meel walba ee aad joogtan waxaan idiin leeyahay Ramadanu kariim Maanta waxaan halkan idiin kugu so Gudbinaya Cashirkii aan Ogeysiiska ku bixiyay...

Daawo Muqaal: Sida Uu Dhacay Raggii lagu eedeeyay In ay ka danbeeyen Dilkii Wariye...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Saaka Dil Toogasho ah ku fulisay Raggii ka danbeeyay Dilkii Alle ha u naxariistee Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo...

Dhageyso:- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Oo ku baaqay dagaalka ka dhan ah dowladda Itoobiya

Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo uu horkacayo Nabad Xaad ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay deegaanada Xuduuda Ethiopia iyo deegaanada Galguduud,uu sabab u noqday...

Daawo Muqaal:- Khilaafka u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo AMISOM Oo sii kordhay iyo...

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland Waxaa wali ka taagan jahawareer la xariir hawgalka Ciidamada AMISOM iyo kuwa Jubbaland,iyadoo maalmihii la soo dhaafay lagu...

Daawo Muqaal SIR BADAN BANAANKA KEENAY:- Wasiir hore”Waxay igu tala galeen inay i dilaan...

Wasiirkii hore ee diinta iyo awqaafta Jabuuti Dr Xaamud Cabdi Suldaan oo xariga laga sii daayay, isaga oo aan wax maxkamad ah la hor...

Daawo Muqaal: Shacabka Shabeellaha Hoose Oo Baaq Murug iyo Calool Xumo ah u Diray...

Shacabka ku nool gobolka  Shabeellaha Hoose ayaa la hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay ka codsadeen madaxweynaha inuu wax ka qabto xaaladda...