Dawo Muqaal: Shirkadda Gacanta ku heysa Dekedda Muqdisho Oo Soo Saartay Nashqad Caalami ah

Shirkadda Albayrak ee laga leeyahay wadanka Turkiga oo maamusha howlaha shaqo ee dekedda Magaalada Muqdisho ayaa soo saartay nashqad caalami ah oo ay sheegtay...

DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE GAAS:- Sababta Puntland u ogolaatay Nidaamka 4.5 oo Sedex qodob Midkood...

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay in Puntland ay aqbasho nidaamka 4.5 iyo kulamadii 10-ka cisho socday...

Daawo Shir Jaraa’id:- Madaxweyne hore Puntland Faroole Oo sheegay inuu yahay Musharax, isagoo si...

Madaxweynihii hore maamulka Puntland  Cabdiraxmaan Sheekh  Maxamed Maxamuud Faroole oo manta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu yahay Musharax u Taagan...

Daawo Muqaal: Waqtiga Rasmiga ah Ee Uu Furmayo Fadhiga Barlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay xilliga uu sida rasmiga au furman doono Kalfadhiga ugu danbeeya Baarlamaanka Somaliya, islamarkaana Xildhibaanada...