Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta DFS oo Maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha Isgaarsiinta...

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayay sida ugu habboon ee loo...

Sawirro:-Soomaaliya Oo Dalka Suudaan uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah

Waxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda Hey’adda Qaramada Midooway u...

Akhriso- Wararkii ugu Danbeeyay Qaraxyadii Muqdisho Tirada dhimashada oo gaartay 29 qof

Maamulka Isbitaal Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay tirada dhimashada iyo dhaawaca ah ee xalay ilaa saaka la geeyay Isbitaalkaas. Madaxa Caafimaadka Isbitaal Madiina...

SAWIRRO:- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Maanta Xilka la Wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib markii xilkan ay todobaad ka hor u magacaabeen...

Burcadbadeed Soomaaliyeed oo Weerartay Markab ganacsi oo siday Kiimiko

Kooxo hubeysan oo ah Burcadbadeed Soomaali ah ayaa weerar ku qaaday Markab ganacsi  oo laga leeyahay dalka Singabuur sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid...

Dawladda Turkiga oo si kulul uga hadashay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay

Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay Qaraxyo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, waxaana ay sheegtay in Qaraxyaddaasi ay waxyeelo ...

Akhriso:- Ehellada Askari ay dileen Ciimadda Amism oo Dawladda ka dalbaday in Cadaalada la...

Kadib markii qaraxyo iyo weerar toos ah xalay fiidkii ururka Al-shabaab ay ku soo qaadeen magaalada Muqdisho ayaa waxaa si aad ah loo adkeeyay...

Dhagayso:-Buuq iyo gacan ka hadal ka dhashay Doorashada Mid kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka

Buuq sababay dib u dhac ayaa ka dhashay ka kursi ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu wadday in Muqdisho lagu qabto...

(Akhriso)Wasaaradda Amniga Oo War Ka Soo Saartay Qarixii Iyo Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdish

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay qaraxyadii iyo weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khasaarihii ka dhashay. Afhayeenka Wasaaradda Amniga...

Francisco Madeira “Ciidanka Somaliya Uma Diyaarsana in ay Amniga la Wareegaan”

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya aysan ku filneyn amniga Dalka Soomaaliya isaga oo...