XOG: Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur Oo Sheegay In Uu Cadaalada Latiigsan doono Shaqsiyaadkii Kadmbeeyay Weerarkii.

Cabdiraxmaan Cabdishukur Warsame oo Shirjaraaid Goordhaweyd qabtay ayaa sheegay in Dacwaddii isaga ka dhanka ahayd ee shalay lagu soo oogay Muqdisho ay xigi doonto...

DAAWO: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Ethiopia oo hadashay & Madaxweynah Turkiga oo hanjabay.

HALKAAN KA DAAWO: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Ethiopia oo hadashay & Madaxweynah Turkiga oo hanjabay. https://www.youtube.com/watch?v=Ni_673gPzBk&t=29s

Jabuuti Oo Ciil iyo Xanaaq Ay Ka Qaaday Soomaaliya Ku Hanjabtay inay Sameyn Doonto…

Dawlada Jabuuti ayaa la sheegay inay ka qeylo dhaamineyso bahdilaad lagu hayo Ciidankooda kusugan Waddanka Soomaaliya. Inkastoo isku Af,isku dhaqan,isku diin ay Soomaalida la yihiin...

Maxaan ka baran karnaaTaariikhda ay Soomareen Reer Singapore Mase nahay Dad waxkabarta Nolosha? by...

Ra,iisal wasaarihii ugu Horeeyey Dalka singapre Lee Kuan Yew Taariikhda 3 June 1959 Markii Dalkiisa yar uu xornimada ka qaatey Maleysia isagana Xukunka loo...

DEG DEG: Ciidamada Puntland oo Weerar ku qaaday S/land kana Saaray Deegaanka Tukaraq….

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Daahir Suleymaan Canshuur ayaa sheegay in dib ula wareegeen deegaanadii shalay ay kala wareegeen Maamulka Somaliland. Waxa uu sheegay in...

Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qatar & Soomaaliya oo Muran kataaganyahay.

HALKAA KA DAAWO: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qatar & Soomaaliya oo Muran kataaganyahay.   https://www.youtube.com/watch?v=Y2g6eC22pV4&t=1s

Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada la magacaabay iyo kuwa xilalka laga qaaday

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo seddex kale oo cusub lagu badalay wasiiradaasi. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo saxaafadda...

Marunbaa Maxaase ka jira in Beesha Habar Gidir uga Digtay Wasiirka cusub ee Arimaha...

Xog hoose oo ay heshay Warbaahinta Madax banaan ayaa sheegaya in Beesha Habar Gidir ay mudo kasii jeeday wasiir Yuusuf Garaad oo la sheegay...

DEGDEG WAR CUSUB WARKII HORE WAR SOO DHAAF: Ciidamada ammaanka oo gudaha u galay...

Ciidamada ammaanka ayaa goordhow gudaha u galay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Senatar Cabdi Qeybdiid oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada aqal. Ciidamadan...

Madaxweyne Farmaajo oo lagala wareegay Mid ka mida Awoodihiisa Gaarka ah

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la...