Japan oo Lacago dhan 3 Milyan oo doollar ugu deeqday barakacayaasha Soomaaliya

Dowladda Japan ayaa $3milyan oo doollarka Mareykanka ah ugu deeqday Hay’adda UNICEF si wax looga qabto abaaraha ka jira Soomaaliya gaar ahaan gar gaarka...

Daawo Shir Jaraa’id:- Madaxweyne hore Puntland Faroole Oo sheegay inuu yahay Musharax, isagoo si...

Madaxweynihii hore maamulka Puntland  Cabdiraxmaan Sheekh  Maxamed Maxamuud Faroole oo manta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu yahay Musharax u Taagan...

DEG DEG: Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al-Shabaab oo hadda ka socda duleedka...

Dagaal xoog leh oo la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa goor dhow ka bilowday deegaan u dhexeeya degmada Balcad iyo Afgooye. Dagaalkan ayaa...

M/weyne Xaaf oo Hal sabab darteed uga Codsaday Ahlu sunna inay ku soo biiraan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in maamulka Ahlsuunna laga doonaayo in ay soo raacaan maamulka Galmudug,maadaama uu sheegay in dhibaato...

Dhageyso: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Oo Sheegay in Aan loo Dulqaadan karin

Maxamed Xasan Xaad Guddoomiyaha Golaha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye oo la hadlay Warbaahinta ee Magaalada Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in aan loo dul qaadan...

Faahfaahino dheeraada oo Caaway laga helayo Degaanadii lagu Haystay Markabkii dhowaan laga afduubtay xeebaha...

Iska horimaad leysku adeegsaday hub kala duwan ayaa maanta ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Xaabo ee gobolka Gardafuu ciidamo badda Puntland iyo koox burcad...

XOG XASAASI AH: Saraakiil DF ka tirsan oo hub kala baxay Villa Somalia &...

Waxaa Soo baxaya Warar sheegaya in Maalmihii dambe Hub badan, gadiid ciidan iyo Gawaarida aan Xabdu karain lagala baxay Keydka Hubaka Ee Sedaxaad ee...

DAAWO: Howlgalkii maqaaxida Pizza House iyo hotelka Posh Treats oo lasoo afjaray iyo kooxihii...

Wararkii ugu dambeeyay ee Weerarkii kooxda Ala-Takfiir ay ku qaadeen Maqaaxida Pizz house  iyo Muuqaaladii ugu dembeeyay  Iyo sida uu u dhacay Weerarkii Maqaayadda...

Dhageyso: Shishiiskii Maamulada Galmudug iyo Puntland oo Gaashaanka loo daruuray

Guddoomiye ku xigeenka degmada Jarriiban ee maamulka Puntland Axmed Nuur Kaarshe ayaa ka digay in dadka la isku haligo iyadoo aan dib u heshiisiin...

Imaaraadka Oo Doonaya inuu Soomaaliya ka Caawiyo Arrimaha Bani’aadanimada

Wakiilka Imaaraadka Carabta u fadhiya Qaramada Midoobey ee New York, oo kaashanaya Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA), ayaa martigeliyay shir lagu...