SAWIRRO:-Madxweyne Farmaajo iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaaray Balanballe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Balanballe ee Gobolka Galgaduud Kumanaan Shacabka reer Balanballe oo kulabisan Calanka...

Xasan Cali Khayre Madaxweyne Farmaajo Anigu La Shaqayn Maayo Taabit Sheeko Madaxweynaha iyo Ra”iisul...

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu ku wargaliyay Madaxweyne Farmaajo inuusan la shaqeyn doonin Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho...

Kenya Oo Sharci Daro Ku Joogtay Dalka Ayaa Ceelwaaq Weerar ku Soo Qaaday.

degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa saaka aroortii ay ciidamada Kenya duqeeyeen deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeynta lagu bartilmaameedsaday guryo iyo anteeno ay...

Maamulka Jubbaland oo sheegay in ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Wasaaradda Amniga maamulka Jubbaland ayaa sheegtay in ay si weyn u xoojin doonto dagaalka ka dhanka dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka socda degaanada maamulka Jubbaland. Wasiirka...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo warar kala duwan oo ka soo...

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika Koox burcad ah ayaa xalay Ganacsade Soomaaliyeed waxa ay ku dileen magaalada Johansenbeg ee dalkaasi. Ganacsadaha la...

Ciidamada Dowlada Mareykan ah oo hawlgal ka fuliyay Jamaame Ee Gobolka shabellaha Hoose

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in ciidamo Mareykan ah weerar qorsheysan ay ku qaadeen Degmada Jamaame oo...

Guddoomiye Taabid oo ka laabtay qorshe is casilaad ah.

Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay ka laabtay qorshe uu damacsanaa in uu isku casilo. Guddoomiyaha oo ay...

Ra’iisul Wasaare Kheyre”Intii Qof Soomaaliyeed Uu Xiran Yahay Xukuumaddu Ma Nasan Doonto”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo soo dhaweeyay 42 Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay dalka Hindiya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalada Cabudwaaq

Madaxweynaha Soomaaliya oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa maanta oo sabti ah ku wajahan Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Madaxweyne Farmaajo oo...

Waxgaradka Beelaha Degan Muqdisho Oo Difaacay Gudoomiyaha G/Banaadir

Iyada oo shalay War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu sheegay in aan la iibin Karin lana bixin Karin Hantida Qaranka,waxana...