Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn Diyaaradeed uu ka fuliyay Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay Diyaaradaheeda aan duuliyaha laheyn in Duqeyn ay la beegsadeen Saldhig ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin degaan ka tirsan Gobolka Jubbada...

Muqdisho:-Ra’isul Wasaare Khayre oo ka hadlay Maxaabiis Soomaaliyeed oo Muqdisho la keenay

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqidsho caasimadda Soomaaliya waxaa maqribnimadii caawa ka soo degtay Diyaarad gaar ah oo siday Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga...

SAWIRRO:-Maxaabiis Hindiya Ku xirnaa oo Dalka dib loogu Sooceliyay

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqidsho caasimadda Soomaaliya waxaa maqribnimadii caawa ka soo degtay Diyaarad gaar ah oo siday Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga...

DegDeg:-Madaxweyne Farmaajo iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaaray Guri-ceel

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud. Safarka Madaxweynaha uu ku tagay...

Tukaraq:- Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Puntland oo gaaray Tukaraq

Degaanka weli xiiasadiisa colaadeed ay weli sii jiitameyso ee Tukaraq kana tirsan Gobolka Sool ayaa maanta waxaa gaaray wafdi ka tirsan Maamulka Puntland oo...

Muqdisho:-Wasiirka Qorsheynta DFS Oo Sheegay in ay la xisaabtamayaan Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta marti ku ahaa Barnaamij ka baxayay TV-ga Dowladda ayaa ka warbixiyay Howlaha Wasaaraddiisa iyo...

Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo amray inaan la bixin karin dhulka Dowladda ay leedahay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa...

Beesha Caalamka Oo Soo dhaweysay Mideynta Galmudug Iyo Ahlu-sunna

Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD, Dowladaha Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda...

Qarmada Midoobay Ka Hadashay Hadaladii Ka Soo Baxay Reer Cadaado.

Keating ayaa bogaadiyey siyaasada iyo isku-tanaasulka ay muujiyeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale iyo Madaxweynihii hore ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo hada...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Hadal Caro iyo Digniin Ka Muuqata Soo Saaray.

Siyaasi Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame oo ay horey dowladu u xirtay ayaa ka hadlay hadal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha somaliya mahamed cabdillahi farmaajo oo...