Ciidamada Dawlada oo iskaga baxay Buulo-mareer

Waraka saaka xogwaran ay ka heleyso Dagmada Buulamareet ayaa sheegaya in Ciidmaad Dawlada ay iskaga baxaeen Buula mareer lagana cabsi qobo in Al-shabaab ay...

hawlgalo baaritaan ah oo ka socda Dagmada Hiliwaa ee Muqdisho

Waxaa manata Dagmada Hiliwaa ee magalada Muqdisho ka socda hawlgal lagu xaqiijinayo amaanka dagmada Hiliwaa e Gobalka Banaadir sida xogwaran ay u sheegeen dadka...

Diyaaradda British Airways oo dab ka kacay, xilli ay ka duuleysay Garoonka Las Vegas...

Diyaaradda British Airways ayaa si lama filaan ah uu dab uga kacay, xilli ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee McCarran Airport ee magaalada Las...

AL-Shabaab oo sheegay in ay hayaan maxabis u dhalatay Uganda

Ururka AL-shabaab ayaa war ay soo saareen waxa ayku sheegeen in ay wili hayaan tiro badan oo maxaabiis ah kuwaas oo udhashay wadanka Uganda...

madaxda Dalka oo si isku mid ah u soo dhaweyey go’aanka Maraykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay go’aankii dowladda Mareykanka ay ku dhawaaqday...

DEG DEG Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ururka Ahlusuna oo ku dagalamaya Caabudwaaq

Wararka ka imaanaya Degmada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Maamul Goboleedka...

Dhacdooyinka Lagu Ugaarsanayo Caruurta Yar Yar oo kusoo Badanaya Boosaso (Warbixin)

Beryihii u dabmeeyay gudaha magaalada Boosaaso waxaa ku soo badanayay Hadal heynta dhacdooyin fool xun oo magaalada ka dhacay kuwaas oo lagula dhaqaaqo...

Top News:- Wasiir Soocade “Ma ogin jiritaanka maamul aan weerar ku nahay oo Cadaado...

Dowladda Puntland aya abeen abuur iyo xaalad abuur ku tilmaantay hadal ka soo yeeray maamulka laga yigleelay dhowaan deegaanada gobolka Galgaduud ka tirsan ee...

Daawo:- Hees ay Ardayda Puntland u qaadeen Madaxweynaha Puntland

Ardayda Gobolka Mudug ayaa hees u qaaday Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga magaalada Gaalkacyo, Heesta ayaa...

Deg Deg:- Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka badbaaday isku day dil oo...

Wararka ka imaanaya Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo Taabacsan Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ay Weerar ku qaadeen Guri uu...