qaban qabada caleema saarka Madaxweynaha Juba oo Kismaayo laga dareemayo

Waxaa magaalada Kismaayo xarunta Maamulka KMG ah jubba si aad ah loga dareemaya xaflada lagu caleema saaro Maadxweyanah Maamulka KMG ka ah ...

xlidhibanadii moshinka ka gudbiyey Xasan oo dib ula laabtay

Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay shaaciyeen...

maxkamada ku taala Maraykanka oo dacwad ku soo oog tahay mawadin Soomaaliyeed

Mid kamid ah 8 Somali-Mareykan ah oo ku nool Gobolka Minnesota ayaa wuxuu qirtay inuu qorsheynayay in uu ku biiro Ururka Daacish ee dalka...

Uganda oo benisay in ciidamo kuwoodaa Al-shabaab ay nolasha ku hayan

Dowlada Uganda ayaa beenisay war dhawaan shaaciyeen Xarakada Al-Shabaab oo ku aadanaa in ay gacanta ku hayaan Ciidamo nool oo katirsan AMISOM gaar ahaan...

waxa saka dagan xlada Caabudwaaq oo shalay galinkii danbe ay la wareegeen Ciidamada Galmudug

Waxaa saak dagan xalada magalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud oo shalay galinkii danbe ay la waregeen Ciidamada Maamulka Galmudug waxa wili magalada ka soo...

Baaritaano laga sameyey caasimada Puntland ee Garawe

Wararka aan ka helayno Magalada Garawe Ee Gobalka Nugaal xarunta Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya in ciidmada Puntland ay saka ilaa...

Dhagayso:- Degaanada Puntland oo laga Cabanayo Kooxo Dhalinyarada Doonyo kula Baxsada

Waalidiin ku dhaqan Gobolka Bari ayaa soo shaac saaray jiritaanka koox caruur yar yar oo ay dhaleen ka kaxeystay kuwaas oo u dhiga dagaalada...

Dhagayso:- Suldaan Bayle ” Dagaalada Cabudwaaq Hala Joojiyo “

Suldaan C/Casiis Cumar Daad (Suldan Beyle) Oo Sheegay Inuu Yahay Suldaanka Guud Ee Beelaha Daarood Ayaa Wareysi Uu Suuyay Xogwarannews Wuxuu Baaq Ugu Diray Kooxaha...

DEG DEG Galmudug oo la wareegtay Caabudwaaq

Wararka ka imaanaya caawa Magalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in caawa Magalada ay gacan ku haynteeda la wareegeen ciidmaad Dawlada Galmudug...

Dhagayso:- Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Fariin Cusub u diray Qurba Joogta Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa Qurbajoogta reer Puntland ku booriyay inay ka qayb qaataan hormarka dalka,wuxuu sheegay innaan loo baahnayn...