Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku jooga magaalada Addis Ababa, kadib markii ay casuumaad ay ka heleen dowladda Itoobiya. Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom, waxayna labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka Dowlada...

Wariyaal Ka Tirsan Galmudug oo Hawlo Shaqo Kumaray Deegaano Ka Tirsan Miyiga Gobolka Mudug Ayaa waxa Degmoyinka Ay Tageen Ka Midka Ahaa Degmada Wargalo Ee Gobolka Mudug. Degmada Wargalo oo Ah Degmo Facweyn Ayaan Xiligan Waxaan Ka Jirin Hormar Lataaban Karo iyadoo Markaad Gudaha Ugasho Magaalada Aad Dareemayso in Dib udhac Xoogan uuka Muqdo Degmada Xili Degmooyinka Kale...