Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay dab geystay Khasaare hantiyadeed. Dabka ayaa ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada, waxaana la sheegay in uu ku faafay meelo kale oo ganacsi oo xaruntaasi ka agdhawaa sida uu warbaahinta xogwarannews u sheegay goobjooge kusuga cadaado. Dabka...

Bile Tahliil Cilmi Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Midnimada Umada Somaliyeed, oo waraysi gaar ah siiyay Shabakada Xogwaran.com ayaa waxaaa uu sheegay in sifo sharci daro ah loo maray habka xilka looga qaaday madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele.   Siyaasiinta iyo shacabka deegaanada Hirshabeele ayuu ugu baaqay inay Muujiraan Xasilooni Iyo kala danbayn siyaasadeed,...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Midnimada umada Somaliyeed Bile tahliil cilmi ( Bile labis)  oo taageeray  hubka dhista ka socota Caasimada Somaliya ee  dhawaan dowladu kaga dhawaqday magaalada muqdiso HALKAAN KA DHAGAYSO CODKA codka siyaasi bile labis ...

Muno Aadan Muumin waa Gabar 23-sano jir ah kuna nool Degmada Waaberi ee Gooblka Banaadir, Hooyadeed ma aysan arkin mudo ku dhow 23 sano. Waxa ay codsatay Muno Aadan Muumin in lala raadiyo Hooyadeed oo ay ugu dambeysay iyado oo Saddex bil oo keliya jirta. Magaca Hooyadeed waxa ay ku sheegtay Aasiyo Sheekh Yuusuf, waxaana ay sheegtay in aysan ogeyn waqti xaadirkan Hooyadeed...

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Beesha Caalamka aysan la shaqeyn doonin hadii Madaxweynaha soo aadan ee la dooran doono uu ku soo baxo Musuq Maasuq. Mechal Keating ayaa tilmaaay in Qaramda Midoobay aysan laheyn Awood ay ku faragaliso waxa soconaya, hase ahaatee ay go’aan sadeen in aysan la shaqeen Madaxweyne Ku soo...

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Somalia ayaa Soo Saartay Awaamiir Culus oo Dhanka amniga Ah oo ku wajahan Hoteelada ku yaala Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia. Afhayeenka Wasaarada Amniga C/kaamil Macalin Shukri oo la hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Wasaarada Amaanka Ay Soo Saartay Awaamiir lagu Xaqiijinayo Amaanka Hoteelada. Afhayeenka ayaa Faray masuuliyiinta...

Ku dhawaad 100 xildhibaan oo ka tirsan barlamaanka Somalia ayaa mooshin ku aadan in xildhibaanada cusub lagu soo darro beelaha aan xubinimadda baarlamaanka aan ku laheyn. Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay ujeedka ay ka leeyihiin Mooshinkaan. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay wadaan...

Maxamed Axmed Diiriye “ Yabooh” Gudoomiye ku xigeenka dhanka Siyaasada iyo amniga gobolka Banaadir ayaa sheegay in Maamulada Degmooyinka lagula xisaabtamayo amniga degmooyinka ay masuulka ka yihiin. Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in shacabka iyo maamulada degmooyinka ay si wadajir ah ugu qeyb qaataan sugida amniga guud ee caasimada Muqdisho. Gudoomiye Yabooh ayaa...

Xildhibaan Canab Maxamed Cusoble oo ka tirsan Baarlamanka Galmudug ayaa ka hadashay Dagaal ka dhacay Duleedka Degaanka Dac-dheer ee Gobolka galgaduud, kaas oo u dhexeeya Ciidamada Liyuu boolis iyo Dad Shacab ah oo ka soo jeeda degaanada Galmudug. Xildhibaan Canab Maxamed Cosoble ayaa sheegtay in Ciidanka Liyuu Boolis ay Xasuuq ka geysteen halkaasi islamarkaana ay laayeen...

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Isxaaq Afloow oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidanka Nabad Sugidda ay Howlgalo Qorsheysan ka fuliyeen Degaan lagu Magacaabo Raydable oo 25 KM u jira Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, islamarkaana ay halkaa ku diyaarinayeen Rag ka tirsan Shabaab Qaraxyo si Shacabka Koofur Galeeb loo dhibaateeyo. Taliyaha...