Maamulka Puntland ”dadka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya ayaa Amni darada geysta”

Xilli Maamulka Puntland inta badan uu sheego in dadka ka soo jeeda Gobolada Koofureed ee Soomaaliya ay ka dameeyaan Falalka Amaandaro ee ka dhaca Gobolada...

Dhageyso:- Wararkii ugu danbeeyay Ee Janaale Oo ay la Wareegeen CiidamadaDFS iyo kuwa AMISOM

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa maanta Duhurnimadii la wareegay Degaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha hoose. Ciidamada Isbahaysanaya ayaa dagaal ku qaaday...

Dhageyso:Taliska Booliiska gobolka Banaadir Oo sheegay in la soo qabtay ragii ka dambeeyay dilalkii...

Taliyaha qeybta Booliska bobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Booliska ay...

Gabar 23 sano jir ah oo codsatay in Hooyadeed lala raadiyo

Muno Aadan Muumin waa Gabar 23-sano jir ah kuna nool Degmada Waaberi ee Gooblka Banaadir, Hooyadeed ma aysan arkin mudo ku dhow 23 sano. Waxa...

Dhageyso:- Maamulka Puntland Oo ka jawaabay Eedeynta ay u jeediyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Maamulka puntland ayaa ka hadlay hadalkii shalay kasoo baxay xilidhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in dadka ka soo jeeda koofurta Soomaaliya...

Dhageyso:- Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Oo sheegay iney todobaadyada soo socda ay u guuri...

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu dhawaan u guuro Caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi oo ah magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha...

Dhageyso: hadii musuqmaasuq lagu doorto Madaxweynaha Somalia, Maxa Dhacaya?

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Beesha Caalamka aysan la shaqeyn doonin hadii Madaxweynaha soo aadan ee la...

Dhageyso:- IGAD Oo sheegatay inay Puntland ku qancisay 4.5 iyo Balan qaad ay ku...

Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii dhawaan ay Garoowe ku kala Saxiixdeen Maamulka Puntland iyo Dowladda Federaalka...

Dhageyso shir jaraa’id:- Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Itoobiya, kana War-bixiyay Socdaalkiisa Itoobiya

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta safar deg deg ah ugu amba baxay Dalka Itoobiya gaar ahaan magaalada Adis Ababa. Madaxweynaha Maamulka...

Dhageyso:- Shariif Xasan iyo C/kariin Xuseen Guuleed Oo gaaray Talyaaniga 

Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Rona ee dalka Talyaaniga. labada Madaxweyne ayaa...