Dhageyso:- Maamulka Galmudug Oo si adag uga jawaabay Hadalkii ka soo yeeray Dowlad degaanka...

Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeeyay qiray in Ciidamada Itoobiya aya qeyb ka yihiin dagaalo In dhawaana kusoo laa laabtay deegaano dhaca waqooyiga Gobolka...

Dhageyso:- Madaxda dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Oo sheegay in Maamulka Galmudug Xiriir kala dhaxeeyo Al-Shabaab...

Hogaanka Nabadgalyadda ee dawlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixise weerar uu sheegay in ay deegaanada gobalka Doolo ku soo qaadeen...

Dhageyso:- Gudoonka Baarlamaanka Oo Fariin adag u diray Wasaarada Arrimaha gudaha

Guddoonka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Wasaarada Arrimaha gudaha ka codsaday in muddo kooban ay Baarlamaanka ku horkeenaan Warbixin ku saabsan xaalada uu marayo Shirka...

Dhageyso:- Ra’isal Wasaaraha Oo dalka dib ugu laabtay, kana warbixiyay Safarkiisa

Ra’isal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaaarke ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameeystay safar shaqo oo uu...

Dhageyso:- Mooshinkii laga keenay Shirka maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe Oo Heshiis laga gaaray

Kulan lagu xalinayo Mooshinkii laga keenay Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo uu Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa laga...

Dhageyso:- Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Xukuumada ka dalbaday iney si deg deg ah Baarlamaanka u...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xukuumada Soomaaliya ka dalbaday iney si deg deg ah Baarlamaanka Soomaaliya ku horkeento qodobadii ka soo...

Dhageyso:- Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Oo sheegay iney todobaadyada soo socda ay u guuri...

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu dhawaan u guuro Caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi oo ah magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha...

Dhageyso:- Maamulka Somaliland Oo beeniyay in ay wadda hadal kula jiraan Dowladda Federaalka Soomaaliya

Dalka Turkiga waxaa wada hadallo Ku wadda qaatay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland,waxaana wadda hadalladaan ka qaybgalaya aqoonyahanno labada dhinac ah...

Dhagyeyso:- Ugaas Cali ”Dagaalka Marka waxaa ka danbeeya gacmo shisheeye”

Iyadoo dagaal beeleedyo ay ka dhacayaan  gobolka Shabellaha Hoose ayaa qaar ka mid ah odayaasha waxay  sheegeen  in ay jiraan gacmo ka madax banaan beelaha...

Dhageyso:- Gudoomiyaha gobolka Sh/Hoose ” Waxaan wadnaa dadaalo lagu xalinayo dagaalada ka socda Sh/Hoose”

Gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/Hoose Ibraahim Aadan Cali “ Najax” ayaa sheegay  in maamulkiisa  uu wado  dadaalo ku aadan xalinta dagaal beeleedyo markale ka soo...