Dhageyso:- Wasaarada Amniga Oo ka hadashay dilal Xalay ka dhacay Muqdisho

Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar xalay ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Kooxo hubeysan ayaa xalay xabad ku furay gaari shacab...

Dhageyso:- Xasan Sheekh Oo ka qeyb galay Shir gaar ah oo loogu hadlaayay Xaaladda...

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka ayaa waxaa ka qeybgalay...

Dhageyso:- Cali Seeko Oo sheegay in ay Dowladda Masuul ka tahay dhalinyarada ku dhamaanaya...

Siyaasi Cali Maxamuud Faarax “ Cali Seeko” oo ka hadlaayay dhalinyaradii ku dhamaatay badda u dhaxeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga ayaa sheegay in wax...

Dhageyso Faahfaahin:- Kooxdii dilka ka geystay Degmada Boondheere Oo mid ka mid ah Ragaasi...

Koox hubeysan oo watay gaari Saarif ah ayaa maanta Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Labo Ruux oo kala ahaa darawalkii...

Dhageyso Shirka Jaraa’id:- Duqa Muqdisho Oo ka hadlay gaari waxyaabaha Qarxa ka buuxaan Oo...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa wuxuu ka hadlay gaari waxyaabaha qarxa ka buuxaan oo ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Soomaaliya ay gacanta...

Dhageyso+Sawirro:- Ciidamada Nabad Suggida Soomaaliya Oo qabtay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa

Ciidamada hay’adda nabad suggida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay sideed saac waxa ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa, kaasi oo la...

XOG: Xasan Sheikh Oo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya kala hadlay labo arrin Oo muhiim ah

Madaxweynaha dolwladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa kulan ay kaga hadlayaan iskaashiga labada dal ku...

Dhageyso:- Puntland Oo Ciidamada Badda iyo kuwa Difaaca geysay Magaalada Garacad

Maamulka Puntland  ayaa ciidamo badan ku daabulay deegaan xeebeedka Garacad oo ka tirsan degmada Jatiiban ee Gobolka Mudug. Ciidamadan oo isugu jira kuwa badda iyo...

Dhageyso:Taliska Booliiska gobolka Banaadir Oo sheegay in la soo qabtay ragii ka dambeeyay dilalkii...

Taliyaha qeybta Booliska bobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Booliska ay...

Dhageyso:- Culimada Puntland Oo digniin Culus u jeediyay Dadka Oramada ah ee ku nool...

Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culimada deegaanada Puntland ayaa dadka Oramada ku eedeeyay iney dhibaato ka wadaan deegaanada puntland. Waxa uu sidoo...