Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Dhalin yaro Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso ilaa Lix dhalinyaraa ayaa Dalka Soomaaliya diblooogu soo celiyay, kuwaas oo ku  Xirnaa jaziirada Sechelles  Waxaana  Garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde ku Soo dhaweeyay Wasiirka Cadaalada, Taliyaha Ciidanka Asluubta  Soomaaliyeed, Xeerilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare. Dhalinyaradaan  ayaa 6...

Wararka naga soo gaaraya Dalka mareykanka Gaar ahaan MaxkamadKutaala  Gobolka Kansas ee Dalka Mareykanka Ayaa Xukun ku riday 3 muwaadin mareyka ah kuwaas oo isku dayey in ay Weeraro ku qaadaan Somalida Mareykanka. Saraakiisha kiiskaan Gacanta ku heysa ayaa Magacyada Raggaasn ku  sheegay  sida tan Gavin Wrigh, Patrick Stein iyo Curtis Allen . waxaa kaloo intaas wararku...

Maamulka Xiriirka kubada Cagta ee jubbaland ayaa soo saaray Dacwad ka dhan ah xulka kubada Cagta Gobolka Benaadir kadib Markii shalay Benaadir uu u Ciyaaray Ciyaaryahan Ajanabi ah oo u dhashay Kenya una Ciyaara mid kamida kooxaha Heerka kowaad ee Caasimada. ...

Muqdisho Ciidamada Ammaanka Gobolka banaadir  ayaa goor dhow Gaari looga shakiyay in ay saaran yihiin Walxaha qarxa ku qabtay Nawaaxiga Ex Kontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Dhankale goobjoogayaal la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in Gaariga laga shakiyay uu yahay Spacio, islamarkaana saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladdu ay baaritaano ku hayaan Gaarigaasi. HALKAAN...

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada warfaafinta galmudug haatana ka mid ah siyaasiyiinta reer galmudug axmed shire falagle ayaa ka hadlay heshiiskii taariiqiga ahaa ee ay dhawaan muqdisho ku gaareen galmudug ahlusunna wuxuuna heshiiskaas ku tilmaamay guul usoo hooyatay dadyowga daga gobalada mudug iyo galgaduud ee galmudug Siyaasi falagle ayaa sheegay in heshiiskaasi...

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Waxgaradka Galmuduug  ayaa waxa ay ku guuleysteen inay  hormarin Balaaran Gaarsiiyaan Dekada Magaalada Hobyo. Mdaxweyne Xaaf ayaa sheegay in Shactarkii ugu horeeyey uu Dekada Magaalada Hobyo kusoo  xiran doono,Maalmaha nagu soo aadan. Dhanka kale Wasiirka Dekadaha Maamulka Galmudug ayaa ku faanay in Dhaqaale...

Reysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa tilmaamay in dawladdu ay dedejisay ansixinta sharciga dhismaha guddiga la-dagaalanka musuqmaasuqa, oo baarlamaanku meelmariyey bishii hore, isagoo caddeeyey in ay qaadeen tallaabooyin dheeri ah oo ay ka mid tahay magcaabista Hanti-dhawre Guud iyo Xisaabiye Guud oo shaqo-yaqaanno ah. Waxuna raaciyey in bilaha soo socda la qaadi doono...

Kadib markii uu abaal marinta Ballon D’or markii shanaad ku guulaystay ayuu Cristiano Ronaldo sheegay in uu waqti dheer sugayay abaal marintan shanaad wuxuuna xusay in uu rajaynayo in dagaalka u dhexeeya isaga iyo Lionel  Messi ee abaal marinaha shaqsiga ahi uu sii socon doono. Ronaldo ayaa ku celiyay sida uu u doonayo in uu abaal marintan Ballon D’or uu 7 jeer jeer...

Hanti-dhowrihii hore ee Qaranka Dr Nuur Faarax ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaaraha uu ka been Abuuray Dowladdii hore islamar kaana uu ka been sheegay lacagtii lagu wareejiyay oo aheyd in ka badan 5 Milyan oo doolar, waxa uu intaas ku daray in uu haayo cadeymihii uu kula wareejiyay Lacagtaasi markii uu xilka la wareegayay Kheyrre. Dhanka kale Ra’iisal Wasaare Kheyrre...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” ayaa sheegay in Shirka Golaha Wasiirada looga hadlay Heshiiskii Shalay Muqdisho ay ku gaareen Madaxda Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca. Dhanka kale Waxay Goluhu ay soo dhawweeyeen Heshiiskaasi, kuna tilmaameen in uu ahaa mid Taariikhi ah. Waxaa kaloo looga hadlay kulankan...