Wada hadaladii Maamulka Galmudug iyo Ahlu sunna oo furmay

Caasimadda dalka Jabuuti ee Djbuuti waxaa Maanta ka furmay wadahadalo u dhaxeeya madaxda Maamulada Galmudug iyo kan Gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca. Wadahdala halka uu...

Kooxda West Ham Oo Hadiyad Qaali Ah U Dirtay Arsenal , Man City Ayay...

Munir El Haddadi ayaa Barcelona gool deg deg ah u dhaliyay daqiiqaddii labaad ee biloowga ciyaarta taasi oo wareer ku riday kooxda marti loo...

Vicente del Bosque Oo La Weydiiyay Xidiga Ugu Fiican Taariikhda Real Madrid Iyo Hadii...

Macalinkii h--e qaranka Spain Vicente del Bosque ayaa aaminsan in Real Madrid ay xili ciyaareedkaan tahay kooxda ugu cad-cad hanashada horyaalka Spain sidoo kalana wuxuu...

Dhageyso: Farmaajo Oo Wadnaha Farta Ku Haya Kadib Xubin Katirsanaa Xisbul Islaam Oo Madaxtooyada...

Warar lasoo ogaaday ayaa waxay sheegayaan in Cabsi Xoogan ay soo food saartay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xogtaan oo Badweyn.com heshay ayaa...

Khudbaddii Madaxweynaha jabuti Gelle oo kicisay Shucuurta Shacabka Somaliyed

Khudbaddii Madaxweynaha jabuti Gelle oo kicisay Shucuurta Shacabka Somaliyed https://youtu.be/6sQLl-k4AIA

DegDeg:Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka oo   Oo Xabsiga Ku Booqday C/Raxmaan Cabdi Shakuur.

Guddigan oo ka kooban labada Gole ee Baarlamaanka ayaa marka hore la kulamay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre , iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda...

Madaxweynaha oo afur u sameeyay Guddoomiyeyaashii degmooyinka G/Banaadir (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa afur u sameeyay Guddoomiyeyaashii xilka laga qaaday ee degmooyinka Gobolka Banaadir, isagoo kulan xog wareysi la yeeshay. Kulanka xog...

Marco Verratti Oo Qiimaha Lagu Heli Karo Shaaca Laga Qaaday Iyo Kooxaha Saxiixiisa Ku...

Marco Verratti oo ah xidiga khadka dhexe u maamulo kooxda PSG ayaa shaaca laga qaaday xidigan qiimaha uu kooxdiisa kaga hayaami karo. Donato Di Campli...

Dhageyso: Howlgalo looga soo horjeedo Dadka Masoomayaashaa oo ka socda Magaalada Boosaaso

Howlgal ballaaran ayaa waxa Ciidanka Amniga Puntland Xalay ilaa maanta ka sameeyeen Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Ganacsiga Puntland. Ciidanka Puntland ayaa waxaa la sheegayaa in...

Dhageyso:Deegaanada Maamulka Puntland oo kufsigu ku siibadanaayo.

Warar lagu kalsoonyahey ayaa sheegaya in lmagaalada Burtinle ee gobalka Nugaal uu ka dhacay    fal laga argagaxo oo lagu kufsaday gabar 14 sanno...