DAAWO SAWIRO IYO MUUQAAL: Ibraahim abu thuraya oo Ciidamada Yuhuudu ku toogatay Arlada Falastiin.

Ibraahim abu thuraya oo ahaa Nin jiis ah oo ay labada lugood horey uga gooyeen Xoogaga Yuhuuda ayaa maantay ku geeriyooday Dhulalka Falastiin ee...

XOG: Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maantay Maxkamada La horkeeni doono

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Warar hoose oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in gelinka dambe ee Maanta lagu...

DegDeg:Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka oo   Oo Xabsiga Ku Booqday C/Raxmaan Cabdi Shakuur.

Guddigan oo ka kooban labada Gole ee Baarlamaanka ayaa marka hore la kulamay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre , iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda...

DegDeg: Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax Xoogan oo goordhow  ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeynley.  Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagu soo xiray walxaha Qarxa  kaas oo lala...

DegDeg:  Xukuumada Somaliya oo ku war galisay Milkiilayaasha Hotelada Muqdisho in aan lagu qaban karin...

Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya  ayaa shir jiraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuu ku mamnuucay in shir aysan ka warqabin...

DegDeg: Magaalada Boosaaso oo goordhawayd  Laba Askari Lagu Dilay..

Dabley hubaysan ayaa goor dhaweyd ku dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari laba Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Canshuuraha Magaalada Boosaaso. Labada Askari oo...

DAAWO Sawiro: Maamulada Galmudug iyo Puntland oo heshiis ku gaaray goordhawayd Magaalada..

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa goordhaweyd kukala  saxiixday Magaalada Galkacyo  hishiis taariikhi ah oo ku salaysan Nabad  Gobolka Mudug. Hishiiskaan ayaa  lagu saxiixay Qasriga Islaan...

Dhageyso: Gudoomiye Jawaari oo si kulul uga hadlay wada hadalada Maamulka Somaliland iyo..

Pro Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari  Gudoomiyaha Golaha Shacabka Ee Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliya in  Sitoos ah ubilowdo oo aan laab laan...

DAAWO SAWIRADA: Ciyaartii Maamulada Puntland iyo Koofurgalbeed oo xul ah.

Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta labaad ugu soo baxday guruubka B. Ciyaar xiiso badan ayaa...

DAAWO: Gudiga Qabanqaabada Shirweynaha Beelaha Garxajis oo gaarey Magaalada Ceerigaabo.

HALKAAN KA DAAWO: Gudiga Qabanqaabada Shirweynaha Beelaha Garxajis oo gaarey Magaalada Ceerigaabo iyo Go’aamo  Cusub oo ka soo baxay shirar ay la yeesheen. https://www.youtube.com/watch?v=_TYIhvQWK6o