Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Aqoon-yahan Maxamed Caalim oo ka Faalooda Arimaha Siyaasada Somalia ayaa sharaxaad waafi ah ka bixiyay khaladka  jira ee sababay in khilaaf uu ka dhex abuurmo Maxkamada sare iyo Xildhibaanada Baarlamaanka & Xukuumada R/wasaare kheye. Caalim oo Wareysi siiyay Warbaahinta gudaha ayaa khaladka dusha ka saaray ibraahin iidle Saleymaan gudoomiyaha Maxkamada sare waxaana...

Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle oo dhowaan ka gudbiyay mooshin guddoomiyaha  baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Maxamed Barre ayaa ku dhowaaqay in ay dib ula laabteen mooshinkii ay ka gudbiyeen guddoomiyaha baarlamaanka. Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Caddow oo u hadlay xildhibaanadii ka gudbiyay mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka...

War lagu kalsoonaan karo oo aanu ka helnay Villa Soomaaliya ayaa sheegeysa ina  xil ka qaadis lagu sameynaayo guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir. Qorshaha xil ka qaadista guddoomiye ku xigeenada gobolka Banaadir ayaa dib ugu dhacday arrimo farsamo, iyadoo weli la dhameystirin shaqsiyaadka cusub ee buuxin lahaa jagooyinkan. Guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir...

Khudbaddii Madaxweynaha jabuti Gelle oo kicisay Shucuurta Shacabka Somaliyed ...