Wararka Videos Home

To show videos on home please use this category

Qaramada Midoobay oo shaacisay hadal ay ka damqadeen Soomaalida

Ku Xigeenka Danjiraha Qaramada Midoobay, ahna Xiriiriyaha Hawlaha Bini’aadannimo ee Dalka Soomaaliya, Peter de Clercq, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax...

Madaxa fulinta barta bulshada ee Facebook wuxuu ku dhawaaqay tallaabooyiin cusub oo lagu joojinayo wararka beenta ah ee barta ka soo muuqda. HALKAN KA DAAWO...

DAAWO VIDEO: Mid kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed oo laga sii daayay Xabsi Ay Muddo...

Ka dib muddo sanado ah oo ay ku xirneyd xabsi ku yaala dalka Turkiga, ayaa waxaa ugu dambeen lagu guuleystay in laga sii daayo...

DAAWO VIDEO CUSUB: kaamirooyinka qarsoon ee Garoonka Muqdisho oo Duubay qaabkii uu isku qarxiyay...

Muuqaal ay Duubeen kaamiroyinka qarsoon ee albaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga helay qaabkii uu u dhacay qaraxii uu fuliyay xildhibaan...

DAAWO VIDEO: Magaalada B/weyne oo laga mamnoocay Dadka Takfiirka ah iyo Goobo Dadka ay...

Gudoomiyaha Gobolka Hiiran Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed oo La hadlay Wariyaasha ayaa sheegay in Magaalada B/weyne laga mamnoocayo Dadka loo yaqaano Takfiirka. Yuusuf Dabageed...

DAAWO VIDEO LAYAAB: Wariye C/salaan Hereeri oo Sanka Sanka Loo Saaray iyo Barnaamij layaab...

Wariye C/salaan Hereeri Ayaa Barnaamij la yaba Leh ka sameeyay Wadanka NEWZLAND Waxaan uu ka sheegeeyay Dhaqanka Dalkaasi iyo Qaabka Soomaalida Ay ugu Nooshahay. Wariye...

DAAWO VIDEO: Safiirka Somalia u fadhiya Midowga Yurup oo bahdilay Ciidamada Dowlada Somalia “Ciidamada...

Safiirka Midowga Yurup u fadhiya Somalia Cali Siciid Fiqi Ayaa u gafay Ciidamada Dowlada Somalia kadib markii uu sheegay in Ciidamada AMISOM la’aantood Amniga...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne ku Xigeenka Mareeykanka oo Kabaha kula Tuntay Donald Trump uma qalantid...

Madaxweyne ku Xigeenka Wadanka Mareykanka Joe Biden ayaa si kulul u cambaareeyay Musharaxa Donald Trump si weeyn u weeraray. Biden Ayaa sheegay in Trump Aanu u qalmin...

DAAWO VIDEO: Ciidamada Booliska Dalka Canada oo Toogtay Muwaadin Soomaaliyeed

Wararka laga helayo Magaalada Ottawa Ee Dalka Canada ayaa Waxa ay Sheegayaan in Booliska Dalka Canada ay Toogteen Muwaadin Soomaaliyeed. Muwaadinka Soomaaliyeed Ayaa Lagu Maacaabaa...