Wararka Videos Home

To show videos on home please use this category

DAAWO VIDEO: Xildhibaan Katirsanaa Baarlamaanka Somalia oo fuliyay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay

Ex-Xaldhibaan Saalax Badbaado oo mudo 10 sano ah kasoo mid ahaa Baarlamanadii Kumeel gaarka ahaa ee Dalka soo maray ayaa fuliyey qaraxii  saaka lala...

DAAWO VIDEO : Ugaaska Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta Loogu Caano Shubay Magaalada B/weyne

Waxaa Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan maanta ka dhacay munaasabad lagu caano shubayay ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble . Munaasabada...

DAAWO VIDEO: Xulka Kubada Cagta Puntland oo ka Badiyay Gobolada Sh/Dhexe&Hiiraan Finalkana iska Xaadiriyay

Xulka Kubada Cagta Puntland Ayaa Manata la Ciyaaray Dhigooda Matalayay Gobolada Aan Wali Maamulka Loo Sameeynin Ee Sh/Dhexe iyo Hiiraan. Ciyaartaan Galabta Dhacday Ayaa aheyd...

DAAWO VIDEO: Tartan u Dhaxeeyo Gaadiidka iyo Dadka oo ka dhacay Koonfur Afrika iyo...

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacay Tartan La Tartansiinayo Gaadiidka Dadweynaha oo Ay Shacab Saaran Yihiin. Tartanka Ayaa Ka Dhacay Magaalada Pretoria ee Dalka...

TOP VIDEO: Hooyo Soomaaliyeed oo Ka Cabaneeysa Madaxweynaha Somalia oo Guri Ay laheyd Xoog...

Sacdiyo Cumar Cabdulle oo Ah Hooyo Soomaaliyeed Ayaa warbaahinta u Sheegtay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu Si Awood Ah ugu Heeysto Guri...

TOP VIDEO: Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ku Dhawaaqay in Ay Sameeysanayaan Maamul Goboleed...

Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Maanta Wariyaasha kula hadlay Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa waxa ay Sheegeen in Ay Sameeysan Doonaan Maamul...

<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube.com/embed/OjZZah1-bIo" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>