Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Naadiga ka ciyaara horyaalka Germany ee lagu magacaabo DARMSTADT ayaa waxaa si rasmi ah u isaga fasaxay Anis Ben-Hatira oo ah xiddig ka ciyaara qadka dhexe oo u dhashay dalka Tunisia. Madaxda kooxda iyo xiddigaan qadka dhexe Anis Ben-Hatira ayaa isku afgartay in la burburiyo heshiiska uu kooxda kula joogo ka dib markii uu dhaleeceyn xooggan kala kulmay warbaahinta Germany. Arrinta...

Liverpool ayaa Anfield ku xasuuqday kooxda Stoke City oo goolka kaga hormartay waxayna kooxda Klopp ee Reds dib ugu soo laabtay kaalinta labaad oo ay Manchester City ku sii jirtay. Liverpool ayaa sidoo kale fariin u sii dirtay Manchester City oo iyaduna Anfield soo booqan doonta maalinta sanadkan cusub iyada oo Pep Guardiola uu ka soo xaadiray kulankii Anfield. Waxaa...

Xidiga xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay abaal marinta xidiga sanadkan 2016 ugu fiican ee  Globe Soccer Award kadib markii uu abaal marintan ku garaacay Lionel Messi, Gareth Bale, Antoine Griezmann, Jamie Vardy iyo Gonzalo Higuain. Cristiano Ronaldo oo sanadkan abaal marino iyo koobabkii ugu muhiisanaa ku guulaystay ayaan ka soo xaadirin xafladii Dubia ee lagu...

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawaynaysa kooxda Stoke City waxayn markale ciyaaraysaa iyada oo maanka ku haysa in dhamaan kooxaha waa wayn ee ay la tartamaysaa ay soo guulaysteen kulamadii maalinta Boxing day-ga, waxayna kooxda Jurgen Klopp ay doonaysaa in ay dhinaceeda sii wadato guulihii kulamadii ugu danbeeyay. Markale Liverpool ayaa diyaar u ah in ay kooxda Guardiola...

Kooxda Chelsea ayaa taariikh cusub u samaysay kooxdeeda kadib markii ay kulankii 12 aad oo xidhiidh ah ay Stamford Bridge ku garaacday kooxda Bournemouth. Antonio Conte ayaa muujiyay awooda uu leeyahay in uu sida ugu fiican u buuxin karo boos kasta oo kooxdiisa ka banaan haddii ay ciyaartoy ka dhaawacmaan ama ay ganaax kaga maqnaadaan. Haddii markii h–e la filayay...

Manchester City ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay kooxda heerka labaad u soo hoobanaysa ee Hull City waxayna Sky Blues soo gaadhay guul xili danbe ku qaadatay si ay u jabiso difaacasho adag oo ay kala hortimid Hull City. Iyada oo ay 18 daqiiqo ka hadhsan yihiin ciyaarta ayay Manchester City ugu danbayn dhulka dhigtay Hull City oo ku faraxsanayd in ay barbaro gool la’aan...

XIDIGII GAROONKA UGU FIICNAA: Paual Pogba ayaa noqday xidigii garoonka ugu fiicnaa kadib markii uu muujiyay qaabka fiican ee uu haddaba ula qabsaday kooxdiisa. Inkasta oo Ibrahimovic uu gool dhaliyay isla markaana uu laba gool caawineed sameeyay haddaba bandhigii Pogba ayaa ka qaaday xidigii garoonka ugu fiicnaa. QIIMAYNTA MANCHESTER UNITED:  Shaxdii Man United: De...

Arsenal ayaa guul ay ku rafaaday isla markaana ay xili danbe ka gaadhay kooxda West Brom kaga soo kabsatay guuldarooyinkii kulamadii h–e soo gaadhay waxaana goolka ay Gunners musiib kale kaga badbaaday u saxiixay  Olivier Giroud kaas oo kala badbaadiyay Arsene Wenger iyo jamaahiirta Gunners ee markii horeba ka niyadjabtay hanaanka kooxda Wenger ee kulamadii ugu...

Manchester United ayaa sii wadata qaab ciyaareedkii fiicnaa ee ay ku soo jirtay kulamadii ugu danbeeyay waxayna guul wayn Old Traffrod kaga gaadhay kooxda dhibtoonaysa ee Sunderland. Daley Blid, Zlatan Ibrahimovic  iyo Henrikh Mkhitaryan oo min hal gool dhaliyay ayaa Mourinho iyo kooxdiisa ka caawiyay in ay dhinac iskaga dhigaan kooxda Sunderland waxayna guushan ku gaadheen...

Chelsea ayaa gaadhay guusheedii 12 aad oo xidhiidh ay iyada oo Antonio Conte uu rekoodh cusub u dhigay kooxda Stamford Bridge ka dhisan. Chelsea ayaa 3:0 ku garaacday kooxda Bournemouth si ay u sii ilaashato dhibcaha ay hogaanka Premier Leaque-ga ku hayso. Pedro Rodriguez oo laba gool dhaliyay  iyo Eden Hazard rekoodhe shabaqa ku taabtay ayaa Blues ka caawiyay in ay gaadhaan...