Waxbadan ka ogoow Jadwal-ka Kooxda Real Madrid oo dhameestiran LaLiga xili ciyaredka 2016-2017.

halkaan  waxaan idiin kugu so gudbinaya Jadwalka Kooxda Real Madrid  oo dhamestiran kaasi oo ku ciyaari doonto xili ciyaredka 2016-2017 Horyaalka La Liga iyo...

Daawo Naqshada Cusub ee Funaanada kooxda Real madrid ay ku ciyaari doonto xili ciyaredka...

Kooxda Real madrid aya shaaca ka qaaday naqshada Cusub ee Funaanada ay ku dheeli doonto xili ciyaredka so aadan ee 2016-2017,waxana Funaanadan so bandhigideda...

WWE:Maxaad kala socota kulanka xiisaha leh ay is wajahayan Goldberg Vs Brock Lesnar Goormese...

Waxa bahda xiiseysa ciyaaraha Musaaracada ama WWe Champions ay sugi la yihiin  ciyaarta aadka u xiisaha badan oo dhexmari doonta labada Ciyaariyahan ee Goldberg...

Jose Mourinho Oo Xushay Sadexda Xidig Ee Taariikhda Kubadda Cagta Ugu Fiican & CR7 Oo...

Tababare Jose Mourinho ayaa soo xushay sadexda xidig ee ugu wanaagsan taariikhda kubadda cagta, waxaana layaab noqotay inuusan ku darin Cristiano Ronaldo oo ay...

RASMI: Liverpool Oo Dhameystirtay Saxiixa Daaficii Augsburg Ee Ragnar Klavan.

Liverpool ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca Ragnar Klavan oo ay ka keensadeen kooxda Augsburg isagoo Reds u saxiixay heshiis ku kacaya sadex sano.   Daafacaan 30-jirka ah ayaa ugu yimid...

Goolhaye Buffon oo ku amaanay Higuain kuso biirida uu kuso biiray Juventus

Goolhayaha qabiirka ee kooxda Juventus Gianluigi Buffon  aya amaan ugu qabeyay Weraryahanka cusub ee kooxda Juventus ee Gonzalo Higuain asagoona ku tilmaamay in ay...

Faah-Faahin :Kulanka Finalka Puntland Vs Jubba Land ee Maamul Gobaledyada Dalka

Waxa maanta la filaya in la ciyaaro kulan aad u xiisa badan kaasi oo ka tirsan Koobka Maamul Gobaleedyada Dalka waxana la rajeynaya in...

Dhagayso:- Wargalo oo Maamul La,aan Ay Kajirto iyo Shacabka oo Galmudug Baaq Ujeediyay

Wariyaal Ka Tirsan Galmudug oo Hawlo Shaqo Kumaray Deegaano Ka Tirsan Miyiga Gobolka Mudug Ayaa waxa Degmoyinka Ay Tageen Ka Midka Ahaa Degmada Wargalo...

Sawirro: Andrea Pirlo, Frank Lampard & Joe Cole Oo Daawaday Kulankii Chelsea Ay Stamford...

Kulankii ay shalayto Chelsea kaga badisay Stamford Bridge kooxda West Brom ee ay ugu soo laabatay hogaanka Premier League ayaa waxaa daawanayay qaar ka...

Maxaad kala socota halka lakala marayo Gool dhalinta Koobka Euro 2016

Waxa wali si xiisa leh uga soconayo Dalka Franca ciyaaraha Euro  ciyaartoyda ka qeyb galeso koobkan waxa ay so bandhigayan  Ciyaar aad wanaagsan hadaba...