Gonzalo Higuain: Ciyaartoyga Taariikhda Kubbada Cagta Ugu Fiicnaa Waa Ronaldo, Difaacii Ugu Adkaa Ee...

Dadwaynaha aduunka ayaan isku raacsanayn isla markaana si wayn ugu qaybsan ciyaartoyga lagu tilmaami kari kii taariikhda kubbada cagta aduunka ugu fiicnaa, waxaana marka...

Pep Guardiola Oo Wax Aan Suurogal Aheyn Ku Tilmaamay Iney Bisha January Lasoo Wareegayaan...

Pep Guardiola ayaa  “Wax aan suurogal aheyn” ku tilmaamay in Manchester City ay lasoo wareegto Virgil van Dijk oo ka tirsan kooxda Southampton suuqa kale iibsiga qaboobaha...

Jose Mourinho: Waayihii Guulaha Sir Alex Ferguson Ee Man United Culeys Iguma Ahan.

Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan culeys u arkin inuu waayihii guulaha ku soo celiyo Manchester United. Mourinho ayaa ah ninkii seddexaad ee isku dayaya inuu...

Man United Oo War Wanaagsan Ka Heshay Ceyrsashadeeda Saxiixa James Rodriguez.

Manchester United ayaa haatan hogaamineysa tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Real Madrid James Rodriguez ka dib markii Chelsea ay ka baxday tartankiisa sida ay...

Arsenal Oo Ugu Cadcad Soo Xerogelinta Dimitri Payet Xilli Jack Wilshere Uu U Baqayo...

Kooxda Arsenal ayaa ugu cadcad inay gacanta ku soo dhigto xiddiga Faransiiska ee kooxda West Ham United Dimitri Payet. Sky Sports ayaa sheegeysa in Gunners...

Barcelona & PSG Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Philippe Coutinho Iyo Ronaldinho Oo Ka Hadlay.

Kooxda PSG ayaa lagu waramayaa inay qorsheyneysa inay dalab ka soo gudbiso bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga xiddiga kooxda Liverpool Philippe...

Arsene Wenger Oo Qirtay In Jamaahiirta Careysan Ee Gunners Inay Ka Dhigi Karaan Xiddigihiisa...

Arsene Wenger ayaa qirtay in taageerayaasha careysan ay ka dhigi karaan ciyaartoyda kuwa guuldareysta. Wenger ayaa aaminsan in ciyaartoydiisa ay ilaalineyso isku xirnaanta ay ku...

10ka Xiddig Ee Noqday Saxiixyadii Ugu Fiicnaa Ilaa Iyo Haatan Premier League Oo La...

Waxaa soo socda suuqa kala iibsiga bisha Janaayo iyadoo kooxaha Premier League ay heli doonaan fursad ay ku sii xoojiyaan kooxdooda. Paul Pogba, John Stones...

Hordhac: Chelsea v Bournemouth – N’Golo Iyo Diego Oo Seegi Doona Kulanka Maanta Xilli...

Chelsea ayaa weyn doonta laba ciyaartoy oo muhiim ah kulanka ay gurigooda kusoo dhaweynayaan Bournemouth waxaana ganaax kaga maqnaan doona N’Golo Kante iyo Diego...

Barcelona Oo 24 Maalmood Gudahood Ciyaari Karta Sideed Kulan Marka La Gaaro Bisha January

Tan Iyo Markii uu talada la wareegay Luis Enrique, Barcelona si weyn uguma mashquulin kulamada tartamada ay ciyaarto balse markaan waxey gali doontaa mashquul...