Scroll to Top

xogwaran

Just another WordPress site

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku meelmariyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taas oo Maalmahaan ay dood adag ka lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Kulanka Maanta waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka C/wali  Ibraahin Sheekh Muudeey ,waxaana kulanka soo xaadiray...

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee loo yaqaano (OIC), shirkaasi oo uu ku dhawaaqay 6-dii bishan Madaxweynaha dalka turkiga Erdogen. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Islaamka ee caaalamka iyaga oo uga hadli doona xaalada magaalada Barakeysan ee Al-Qudus kaasi oo...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ku aadan in Maalmihii dambe Magaalada ay ku qabsoomayeen kulamo Siyaasadeed  oo ay leeyhiin dhinacyo Mucaarad ku ah Dowladda Fedraalka Soomaaliya. Waxaana uu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, haddii ay ku milmaan kulamadaasi Siyaasadeed loo baahan yahay...

Haweeney kasoo baxsatay AlShabaab ayaa ka sheekeysay sida loogu qasbay inay isticmaasho dawooyin daroogo ah isla markaana loogu galmood si adoonsi ah keynta Boni ee dalka Kenya. Faduma “ma ahan ma ahan mageceeda saxda ah” waxa ay sheegtay iyada iyo haween kale oo la heystay in marar badan ay kufsadeen ugu yaraan 6 nin shantii sano ay heysteen Al­Shabaab. Waxa...

Sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in uu shaki gelinayo weerarkii Habeen hore ka dhacay degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose. Sarkaalkan oo qariyay magaciisa ayaa sheegay in weerarka oo lala beegsaday Gaari Khudaar waday uu ku soo jeeday Caasimadda Muqdisho,waxaana uu xusay in shakiga ugu weyn uu yahay in Gaariga Homy-ga ah waday walxaha...

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa mudo kadib Maanta kulan ku yeeshay xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas. Kulanka ayaa waxaa Warbixino looga dhageystay Wasiiro ka tirsan Galmudug sida,Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga kuwaas oo Golaha Wasiirada u gudbiyay Shaqooyinkii ay qabteen iyo kuwa weli horyaalla. Xubnaha Golaha Wasiirada shirkoodii...

Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa laga hirgeliyey Nalalka ku shaqeeya Soolaraada Cadceedda, waxaana maamulka degmada uu codsadey in lasoo dhameystireo baahida deegaanka.   Wadada ku taala bartamaha magaalada ayaa maamulka waxay ku xireen ilaa 50 xabo oo baalooyin ay saaranyihiin Leerarka xilliyada habeenkii ah shaqeeya, iyadoo arintan ay qeyb...

Kadib markii xulka Hirshabelle ay ciyaar aad u adag ay layeesheen xulka ka socda Puntland ayaa waxa ay gaashaan ka u daruureen in ay qaataan guuldarro kaga timaadda ciyaartowda Puntland,waxaana garoonka ka dhacday ciyaar aad u xiiso badan. Ciyaarta Glabta ka dhacay Garoonka kubadda Cagta ee Banaadir ayaa waxa ay ka duwaneyd ciyaarihii hoe  ee dhexmray kooxaha kale ,inkastoo...

Talaado, 12/12/2017 kulanaakaan ayaa waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad Golaha Shacabka Mudane Cabdi Wali Ibraahim Sh.Muudey Guntanka kulanka Maanta ayaa waxaa Soo xaadiray Xildhibaano Tiradoodu gaareyso 141 mudane Ajendaha kulanka Maanta …………………………………. 1.Sii Wadida doodda...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Duaalle Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay safar shaqo oo uu ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wuxuu sheegay Wasiirka Magaalada Nairobi inuu kula soo kulmay xubno ka socday Hay’adda lacagta aduunka ee IMF, Bankiga aduunka, qubaro ka socday dalka Ingiriiska. Wasiirka...