Jabuuti Oo Ciil iyo Xanaaq Ay Ka Qaaday Soomaaliya Ku Hanjabtay inay Sameyn Doonto…

Dawlada Jabuuti ayaa la sheegay inay ka qeylo dhaamineyso bahdilaad lagu hayo Ciidankooda kusugan Waddanka Soomaaliya. Inkastoo isku Af,isku dhaqan,isku diin ay Soomaalida la yihiin...

DEG DEG: Ciidamada Puntland oo Weerar ku qaaday S/land kana Saaray Deegaanka Tukaraq….

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Daahir Suleymaan Canshuur ayaa sheegay in dib ula wareegeen deegaanadii shalay ay kala wareegeen Maamulka Somaliland. Waxa uu sheegay in...

Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada la magacaabay iyo kuwa xilalka laga qaaday

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo seddex kale oo cusub lagu badalay wasiiradaasi. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo saxaafadda...

Madaxweyne Farmaajo oo lagala wareegay Mid ka mida Awoodihiisa Gaarka ah

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la...

Hogaamiyaha Galmudug Xaaf oo War deg deg ah kasoo saaray Inuu Baaqday Safarkii MD...

Xili sacaadihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in safarkii Madaxweyne Farmaajo uu ku tagi lahaa Cadaado iyo Gaalkacyo uu baaqday ayaa waxaa...

Khilaafkii Ugu Xumaa Ayaa Soo Kala DHexgalay Mucaaradka Dowlada AKHRISO.

Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame iyo cumar cabdirashiid oo ku midaysnaa cunaqataynta dowlada ayaa haatan waxaa ka dhex istaagay khilaafkii ugu weyn. khilaafkaan ayaa yimid ka dib...

Daawo Video:Qosolka Arooskii Ugu Indhaha Adka Ka Dhaca Somalia Gabadh yaab Ka Dhigtay Arooskeda!!

  Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinayna muqaal yaab leh gabadh arooskeeda uga ciyaarasa si yaab leh oo kaga qajil siisay ninkeeda . HALKAN KA DAAWO...

Mucaaradnimadii Fiqi iyo Abshir Bukhaari Oo La Soo Afjaray.

dowlada somaliya oo caqabado fara badan kala kulan tay mucaaradka uu hogaamiyaha u yahay cumar cabdirashiid cali sharmaare. xildhibaano iyo sanetor horey uga soo horjeeday...

DAAWO:Ninkii Qaraxa Ka Gaystay Suuqa Bakaaraha Oo Caawa La Soo Bandhigay Xarun Danbi Baarista

DAAWO:Ninkii Qaraxa Ka Gaystay Suuqa Bakaaraha Oo Caawa La Soo Bandhigay Xarun Danbi Baarista https://www.youtube.com/watch?v=AJfjB13ALFc&t=6s

XOG Deg Deg ah: Tirada Xildhibaanada Mooshinka ka wada RW Kheyre oo la helay...

Xildhibaanada DFS ayaa saaka kusii socda xarunta baarlamaanka halkaas oo uu ka furmayo shir aan caadi aheyn oo looga doodayo Fadexadii dowlada ka qabsatay...