Dowlada Qadar oo ka jawaabtay go’aankii boqorka Sacuudiga (Aqri)

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay dowlada Sacuudiga ayaa dib uga laabatay mowqifkii ay ku joojisay Xujeyda Qadar. Qoraal horay uga soo baxay xafiiska Boqorka...

Booliska G/banaadir oo sheegay in Amaanka Muqdisho lagu sugi karo hadii la raaco Amarkii...

Taliyaha ciidamada booliska DF Soomaaliya ee gobolka Banaadir Col. Bishar Abshir Geedi ayaa dalbaday in si deg deg ah loo dhaqan galiyo amarkii uu dhawaan...

Daawo Sawirada: Duufaanta Irma oo si xun u Garaacday Jaziiradda Puerto Rico

Mareykanka ayaa xiligan wajahaya musuubooyin duufaano ah, waxaana xalay si xoog badan ugu dhufatay Duufaanta Irma waqooyiga jaziiradda Puerto Rico ee dalka Mareykanka, Duufaantan oo...

Caqabad la soo deristay ololaha Doorasho ee Musharrax Xasan Sh ?

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa waxay sheegayan in caqabad ay la soo deristay olalaha uu Magaalada Muqdisho ka wado Madaxweyne Xasan Sheekh...

Taliyihii Hore Ee NISA Sambalolshe Oo Wadnaha Farta ku Haya iyo Mowjado Culus Oo...

Xaalka ayaa hadda loo saadaalinayaa in C/llaahi Maxamed Cali Sambalolshe uu kusii xumaanayo marka loo Eego soo laabashada Xildhibaanimada Golaha Shacabka. Sambalolshe ayaa loolan Adag...

WARBIXIN: Ciidamada Soomaaliya diyaar ma u yihiin in ay amniga kala wareegaan AMISOM?

Kunkii askari ee ugu horeeyey oo ka tirsan AMISOM ayaa Soomaaliya ka baxaya oo aanan kuwa kale lagu badali doonin, taasoo qeyb ka ah...

Sirta Ka Dambeysa Internet La’aanta Koonfurta Soomaaliya Iyo Qorshaha DFS (Akhriso)

Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobollada Koonfureed ee dalka waxaa ka jirta Internet la’aan baahsan, taasi oo saameyn nooc walbo leh yeelatay. Agaasimaha guud ee...

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Xil ka qaadistii Guulleed (Aqri)

War kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa looga hadlay go’aankii ka soo yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug. Beeshu waxa ay sheegtay in si gaara...

P/land oo gacanta ku dhigtay gacan ku dhiigle dilay Sarkaal ka tirsan ciidanka P/land..

Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Puntland General C/qaadir Shire Faarax ayaa waxa uu sheegay in la aqoonsaday cidii ka dambeysay dilka Taliye ku xigeenkii Saddexaad...

Dadweyne careysan oo dibad bax rabshado wata ka dhigay Wadada Maka Al-Mukarama (Sawirro)

Banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeedo shaqaaqadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xilligan ka socda qeybo ka mid ah Wadada Maka...