Daawo :- Hooyo Soomaaliyeed oo Codsi u dirtay madaxda dalka Iyo Bulshada Soomaaliyeed

#Tani waa mid ka mid ah Mucjisooyinka Rabbaaniga ah ee uu eebahay ku imtixaano Ummadiisa. #Waa muzamil Nuur xasan Da’ahaan 6-bilood ayuu jiraa sida idin muuqatana waxa...

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kaalinta culumada iyo dhallinyarada ee hawlaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada...

Magaalada Cadaado oo ka soconaya Kulamo laysku mari la’yahay.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka socdaan kulamo la’isku mari la’yahay oo u dhaxeeya Odayaasha...

Dalka Itoobiya oo ka furmaayo Shir looga hadlaayo Howlgalka AMISOM .

Shirkan Oo Ka Dhacay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya aya waxaa uu u dhaxeeyay Gudomiyaha Gudiga Amniga ee Midowga Africa Ambaasadoor Ismcaaiil Jeergu Iyo Saraakiisha...

Maamulka Degmaa balcad oo ka hadlay dhibaatooyin heysta shacabka ku dhaqan degmadaasi

Gudoomiyaha Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Qaasim Cali Nuur (Furdug) oo ka hadlayay dhibaatada ka jirta degmadiisa ayaa sheegay in ay heysato...

Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Maanta Lagu Dhameystirayo Dhuusa Mareeb

Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in ay Maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhameystirayo heshiiskii Maamulka Galmudug iyo...

Tukaraq Oo Dagaal Afka U Saaran Somaliland iyo Puntland Iyo Xaalada Hada Taagan AKHRISO.

Xiisad Aad u culus ayaa ka taagan deegaanka tukaraq ee gobolka sool xiisadaani ayaa sii kordhaysa markii ciidamada puntland ku dhawaadeen ciidamada somaliland ee...

Waa Meeqa Lacagta Hada Loogu Talagalay In Xilka Looga Qaado Madaxweyne Farmaajo iyo Imaaraadka...

Dowlada Imaaraadka ay magaalada Muqdisho lacago aad u badan oo lagu maalgalinayo mucaaradka Dowlada Federaalka Soomaaliya. Imaaraadka ayaa Dowlada uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdulaahi...

Cabdiweli Gaas Oo Laga Dhoofiyay Puntland AKHRISO.

ayadoo maalmihii ugu danbeeyay magaalada dhuusamareeb ay ku sii qul qulayeen madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa fadaraalka ayaa maanta waxaa garay gaas. Gaas iyo Wafddigiisa...

Dilal Ka Dhacay Magalada Madaxweyne Farmaajo Ku Sugan Yahay Ee Dhuusamareeb.

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, askari ka tirsan ciidamada Ahlu Sunna waljameeca ayaa goor dhaw wuxuu dil...