Daawo Xog Waran: Shirarka qarsoodiga ah ee Imaaraadka & Madaxda Somalida, Colaada Gaalkacyo &...

Waxaa maanta loogu Falanqeeyey Banaamijka Bandhiga ee TV kalsan, Danaha Dawlada imaaraadka ee shirkarka Nairobi iyo iyo Abu-dhabi, Colaada Gaalkacyo iyo Saamiga Xubnaha Somaliland...

WAR DEG DEG AH-Ciidamo Aad U Hubaysan Oo Saaka Albaabada U Laabay Idaacaddii iyo…

Wararkii ugu dambeeyey ee kusoo dhacay warqabadka xogwaran.com ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubaysan oo katirsan kuwa maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna ay albaabada u...

SIR CULUS: DAAWO JENERAL GAAFOOW OO AFDUUBTAY SULDAANKII BEESHA HABAR CEYNA EE MURUSADE IYO...

eneral Gaafoow oo afduubtay Suldaankii beesha Habar ceyna ee Murusade iyo ceebta ka taagan Cadaado. Xildhibaanimadii xoog ayey mareeysaa . Haddii taliyahii amaanka sugaayey ee...

DAAWO MUUQAAL AADAN HORAY U ARAG, DONALD TRUMP OO ASAL AHAAN UDHASHAY WADANKA PAKISTAN,...

Wargays laga leeyahay dalka Pakistan ayaa shaaciyey in Madaxweynaha cusub ee wadanka Maraykanka uu asal ahaan udhashay dalka Pakistan magaciisii horena uu ahaa Dawood Ibrahim...

Obama oo shaaciyey Shaqada uu qaban doono marka uu xilka wareejiyo

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday ee dalka Mareykanka ayaa Wareysi uu kal hore bixiyay kaga hadlay shaqada u qorsheesan in uu qabto marka uu xilkiisa dhamaado...

Gaas Oo Maanta Ku Baroortey Dhaawacyadii Dagaalka Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay Dagaalkii Gaalkacyo, kuwaas oo ku jira Isbitaalada ku yaalla Magaalada Gaalkacyo. C/wali...

Somaliland Oo Ka Qeybgaleysa Doorashada 2016

Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda degaanada maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen sidii ay...

DEG DEG: Weerar Lagu Qaadey Xarunta Doorashooyinka Cadaado

Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goor dhow weerar lagu qaadey xarunta doorashooyinka ee degmadaasi. Maleeshiyaad hubeysan iskana soo...

DEG DEG AH: Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Xabsiga La Dhigey (Waa Kee?)

Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay ciidamada Nabad sugidda degmadaasi ku xireen wasiirka howlaha guud...