Madaxweyne Xaaf iyo Sheekh shaakir oo digniin adag loo diray iyo warar kala duwan...

Waxgaradkani iyo siyaasiyiinta kulanka ku yeeshay Magaalada cadaado ayaa kulankoodi waxa ay kaga hadleen arimaha galmudug iyagoona sida tooska diirada ugu saaray heshiiska galmudug...

Sidee U arkaan Bulshada Iyo Waxgaradka Reer galmudug Heshiiska Taariikhiga ee Ahlu sunna Iyo...

Ka dib shalay heshiis kii ka dhacay Magaalada dhuuso mareeb isla markaana lkorjoogto ay ka ahaayeen xubno ka tirsan beesha caalamka madaxda maamul goboleedyada...

MadaxweyneFarmaajo oo ku baaqay in la dhaqan geliyo mideynta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan gelinta heshiiska mideynta Galmudug. Madaxweynaha...

Taliye Gorod oo ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Taliye ku xiggeenkii Ciidanka Badda Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Ehelada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Taliska Ciidanka Xoogga uga tacsiyadeeyey Geerida ku timid Taliye...

War-saxaafadeed: Baarlamaanka Puntlanad oo soo saaray Go’aan Deg deg ah

kulan ay  isugu yimaadeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayey xukuumadda kaga dalbadeen in ay xoogga saarto sidii degaanka Tukaraq ee Gobolka...

Faafaahin laga bixiyey shir Culumada ugu socda Magaalada kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose

Culimada Soomaaliyeed ee maalmahanba shirarka uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen waxyaabaha uu ku...

Daawo :- Hooyo Soomaaliyeed oo Codsi u dirtay madaxda dalka Iyo Bulshada Soomaaliyeed

#Tani waa mid ka mid ah Mucjisooyinka Rabbaaniga ah ee uu eebahay ku imtixaano Ummadiisa. #Waa muzamil Nuur xasan Da’ahaan 6-bilood ayuu jiraa sida idin muuqatana waxa...

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kaalinta culumada iyo dhallinyarada ee hawlaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada...

Magaalada Cadaado oo ka soconaya Kulamo laysku mari la’yahay.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka socdaan kulamo la’isku mari la’yahay oo u dhaxeeya Odayaasha...

Dalka Itoobiya oo ka furmaayo Shir looga hadlaayo Howlgalka AMISOM .

Shirkan Oo Ka Dhacay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya aya waxaa uu u dhaxeeyay Gudomiyaha Gudiga Amniga ee Midowga Africa Ambaasadoor Ismcaaiil Jeergu Iyo Saraakiisha...