WAR DEG DEG AH: Diyaarado Dagaal oo duqeyay Deegano Katirsan Somaliland

Diyaarado dagaal ayaa duqeeyay Saacadihii ugu dambeeyay Deegaanka Bali reer Cilmi oo hoos yimaada degmada oodweyne ee Gobolka Daad-madheedh ee Maamulka Somaali-land. Taliyaha Booliska oodweyne...

DEG DEG: Madaafiic ku Dhaceysa Xaafado Kamid ah Magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in ay xaafado kamid ah degmadaas ay ku dhaceen tiro Madaafiic ah. Madaafiic lagu...

Doorashada Aqalka Hoose oo Kismaayo lagu soo gaba-gabeeyay

Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa lagu soo gaba-gabeeyay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka federaalka Soomaliya ee ka imaanaya deeganada...

DEG DEG: Dagaal culus oo hada ka socda Tiyeeglow & Al-Shabaab oo..

Wararka ka imaanaya Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool oo shalay ay dib ula wareegeen Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Milateriga dowladda Soomaaliya ayaa kusoo...

Daawo Xog Waran: Shirarka qarsoodiga ah ee Imaaraadka & Madaxda Somalida, Colaada Gaalkacyo &...

Waxaa maanta loogu Falanqeeyey Banaamijka Bandhiga ee TV kalsan, Danaha Dawlada imaaraadka ee shirkarka Nairobi iyo iyo Abu-dhabi, Colaada Gaalkacyo iyo Saamiga Xubnaha Somaliland...

WAR DEG DEG AH-Ciidamo Aad U Hubaysan Oo Saaka Albaabada U Laabay Idaacaddii iyo…

Wararkii ugu dambeeyey ee kusoo dhacay warqabadka xogwaran.com ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubaysan oo katirsan kuwa maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna ay albaabada u...

SIR CULUS: DAAWO JENERAL GAAFOOW OO AFDUUBTAY SULDAANKII BEESHA HABAR CEYNA EE MURUSADE IYO...

eneral Gaafoow oo afduubtay Suldaankii beesha Habar ceyna ee Murusade iyo ceebta ka taagan Cadaado. Xildhibaanimadii xoog ayey mareeysaa . Haddii taliyahii amaanka sugaayey ee...

DAAWO MUUQAAL AADAN HORAY U ARAG, DONALD TRUMP OO ASAL AHAAN UDHASHAY WADANKA PAKISTAN,...

Wargays laga leeyahay dalka Pakistan ayaa shaaciyey in Madaxweynaha cusub ee wadanka Maraykanka uu asal ahaan udhashay dalka Pakistan magaciisii horena uu ahaa Dawood Ibrahim...

Obama oo shaaciyey Shaqada uu qaban doono marka uu xilka wareejiyo

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday ee dalka Mareykanka ayaa Wareysi uu kal hore bixiyay kaga hadlay shaqada u qorsheesan in uu qabto marka uu xilkiisa dhamaado...