DAAWO: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Ethiopia oo hadashay & Madaxweynah Turkiga oo hanjabay.

HALKAAN KA DAAWO: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Ethiopia oo hadashay & Madaxweynah Turkiga oo hanjabay. https://www.youtube.com/watch?v=Ni_673gPzBk&t=29s

Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qatar & Soomaaliya oo Muran kataaganyahay.

HALKAA KA DAAWO: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qatar & Soomaaliya oo Muran kataaganyahay.   https://www.youtube.com/watch?v=Y2g6eC22pV4&t=1s

DEGDEG WAR CUSUB WARKII HORE WAR SOO DHAAF: Ciidamada ammaanka oo gudaha u galay...

Ciidamada ammaanka ayaa goordhow gudaha u galay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Senatar Cabdi Qeybdiid oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada aqal. Ciidamadan...

XOG: Ciidankii weerarka ka geystay Guriga Senotar  Qeybdiid oo Dambi lagu waayey. 

Ciidamadaan oo gaarayo ilaa 40 Askari ayaa la filayaa in xabsiga laga sii daayo illaa Berri kadib markii uu dhammaaday baaritaankii lagu helay iyo sababta keentay inay...

DegDeg: Qoyska Ganacsade Xaaji Gaabow oo Goordhow lagu laayay Duleedka Muqdisho

Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeysa Ceelasha-biyaha iyo Siinka Dheer ayaa sheegaya in Maanta halkaas lagu laayay Wiilal dhalinyaro...

Hambalyo Aroos : Dhamaan Familka iyo Xigtada Reer Cali Hayaan oo hambalyo Hawada...

Dhamaan Familka  Reer Ali Hayaan oo ay ugu horeyso Hooyo saynab Ali ismaaciil iyo caruurteeda oo  kala ah Anisa Ali Mohamed,Abdirahman Ali Mohamed,Amaal Ali...

Waxbadan ka ogoow Jadwal-ka Kooxda Real Madrid oo dhameestiran LaLiga xili ciyaredka 2016-2017.

halkaan  waxaan idiin kugu so gudbinaya Jadwalka Kooxda Real Madrid  oo dhamestiran kaasi oo ku ciyaari doonto xili ciyaredka 2016-2017 Horyaalka La Liga iyo...

DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Dabageed “Shacabku waa in La Cabsi Geliyaa”

Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) Dabageed Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan  ayaa kormeer ku tageY Xabsiga Magaalada Beled-weyne. Waxa uu gudoomiyuhu dhaliilay qaabka shaqo iyo sida uusan...

Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Habar Gidir Ka Codsaday Inay Soo Diyaarsadaan Siyaasiyiin...

Isku shaandheynta la sameenayo laamaha Amniga waxaa boos muhiim ah ka heli doona Siyaasiyiin qaarkood Xilalka ka heli doona Jagooyin Muhiim Ah. Agaasimihii Hore Ee...

Daawo:Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Gubay Dukaamo Ay Soomali Leedahay..

Daawo:Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Gubay Dukaamo Ay Soomali Leedahay.. HALKAAN KA DAAWO: https://youtu.be/UhY3jjXf1mE