Wada hadaladii Galmudug iyo Ahlu Sunna oo baaqday markale ka dib shuruudo adeg ...

Wada-hadaladii  la filaayey in ay   Magaalada Muqdisho ay uga furmaan Maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna islamarkaana garwadeen ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Beesha Caalamka oo ka sugeysa Madaxda Soomaalida inay go’aan gaaraan ka hor 28-ka bishan

Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso Hogaamiyeyaasha Soomaalida inay si deg deg ah u soo gudbiyaan go’aan wada jir ah oo ku saabsan...

Xog lama filaan ah oo kasoo baxeysa Waxyaabihii saarnaa gaarigii loo adeegsaday qaraxii Zoobe

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerar argagixiso oo maalmo un ka hor ka dhacay Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Weerarka oo loo...

Mourinho: “Pogba waa in uu shaqo adag qabtaa si uu kooxda kowaad uGu mid...

Paul Pogba waxa uu u dagaalami doonaa booskiisa Manchester United ee safka hore, sidaas waxaa qaba Jose Mourinho. Laacibka France waxaa la filayaa in uu...

Dhageyso: Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Ganacsiga lagu haayo dadka Somaliyeed ay

  Taliyaha Ciidamada Amaanka Magaalada Dhoobleey Heybe Axmed Cabdullaahi ayaa sheegay inay Dawlada Kenya ka codsadeen in dadkaan lagu soo wareejiyey ayna ka xun yihiin...

Daawo: muxaadaro ku saabsan dhaxalka uu kala dhaxlo aadamuhu oo uu noo soo jeedinaayo...

Daawo muxaadaro uu noo soo jeedinaayo Sheekh Maxamuud SHeekh Aamed  (Abu sheyba), oo ka hadleysa qofku waxa uu ka dhaxlo waaridkiisa iyo Qaraabadiisii ka...

Al-Shabaab oo la sheegay inay bur buriyeen Anteeno Isgaarsiineed ku taal gudaha Kenya

Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in dagaalyahano looga shakisan yahay Al-Shabaab ay bur buriyeen Anteeno Isgaarsiin ku taal deegaan lagu magacaabo Dhamase oo ka tirsan...

Soomaali horay ugu soo baxsaday colaada yemen oo dib ugu laabanaya Mukallah

Qaar kamid ah qoysas Soomaali ah oo ka soo cararay deegaano ka mid ah dalka Yemen ayaa bilaabay inay dib ugu laabataan deegaanadoodii kadib...

DAAWO : Maxaa ka soo baxay Shirkii Amniga  Qaranka iyo Qodobo Muhiim ah oo la...

Kulanka ayaa waxaa goob ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo saraakiisha...

Gaalkacyo oo laga baadi-goobaayo nin sheegtay inuu Haayo….

Maamulka Galmudug ayaa amar ku bixiyay in la xiro nin lagu eedeeyay muuqaal sawir ah oo uu ku soo bandhigay magaalada Gaalkacyo. Ninkaani oo lagu...