XOG: Siyaasiyiinta C/raxmmaan C/shakuur iyo Xildhibaan Fiqi oo xiisad ka dhex Abuuray Beelaha H/Gidir...

Warar hoose oo aanu ka heleyno  Muqdisho ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo xarigiisa ay ka dhex dhalatay labada...

DAAWO: Siyaasi Caan ka ah Geeska Afrika oo sheegay in uu yahey Basaas u...

HALKAAN KA DAAWO: Siyaasi Caan ka ah Geeska Afrika oo sheegay in uu yahey Basaas u adeega Dowlado shisheeye Raysalwasaarihii Hore Cumar Cabdirashiid. https://www.youtube.com/watch?time_continue=5&v=N62aJlGwlzQ

DEGDEG: Xeer Ilaaliye Kuxigeenkii Qaranka Somaliya oo xilkii laga xayuubiyey.

War ay heshay warbaahinta Madaxa banaan ayaa  sheegaya in Kuxigeenkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar xil ka qaadis lagu sameeyay, iyadoo warar...

Wasiir Yariisow Nabaddoonkii xalay lagu dilay Wanllaweyn waa looma ooyaan.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Ciidamada gaarka ah ee Dowladda Soomaaliya ay xalay Degmada Wanllaweyn ku dileen sarkaal...

Dhageyso: Dabley Hubaysan oo goordhaweyd  Dil Ka Geystay Degmada Dharkenley.

Dabley ku labisnaa Dareeska Ciidamada Dowladda, kuna hubeysnaa Bastoolad ayaa Qof la sheegay in uu watay dhar shacab ah waxa ay ku dileen Degmada...

Xildhibaan udiray Fariin umuuqata Cabsigalin Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliya

Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye, oo kamid ah mudanayaasha baarlamanaka Somalia, ayaa si kulul uga jawaabay eedeynta Xeer­ilaaliyaha qaranka ee la xiriirtay qaran dumis. Xildhibaanka ayaa sheegay inaanu jirin wax la...

DAAWO:Guddoomiyaha G Banaadir ayaa ku dhawaaqay in Muqdisho lagu qabanayo Shir weynaha wadatashiga.  

HALKAAN KA DAAWO:Guddoomiyaha G Banaadir ayaa ku dhawaaqay in Muqdisho lagu qabanayo Shir weynaha wadatashiga. https://www.youtube.com/watch?v=M_ckdn6S9Rs

 DEGDEG: Ansixintii Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo kooram la’aan u baaqday.

Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa kooram la’aan u baaqday, iyadoo lagu waday in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Madaxweyne Waare. Dhanka kale Warar...

Dhageyso: Wadaad Caan ka ah Puntland oo hawada usoo mariyey Fariin Habaar ah...

Sheikh Daahir Aw-cabdi Oo Warbahainta la hadlay ayaa wuxuu si adag uga hadlay Shiikhu dhawr arrimood kalah ah Dhanka xiriirka u dhaxeeya Somalia iyo...

DegDeg: Qaar kamid ah Ciidamad Amisom oo Shil kugalay Duleedka Magaalada.

Wararka naga soo gaaraya Degmada  Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM uu ku qalibmay deegaankaasi. wararka aya ku darayaa in ay...