Dhageyso: Xeer Ilaaliyaha Guud oo ka soo hor-Jeestay go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Dr. Axmed Cali Dahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka  Soomaaliyeed ayaa gaashaanka udaruuray kana soo  hor-jeestay go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku soo...

Dhageyso:Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Saakay Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Qaabkii loo...

AKHRISO: Damaanad Sharuudo adag wadata oo lagu sii daayay C/raxmaan cabdi shakuur

Siyaasiga C/raxmaan cabdi shakuur ayaa xalay laga sii daayay xabsiga kadib wada hadallo qaatay laba maalin oo ay dowladda kula jireen odayaasha dhaqanka siyaasiyiinta...

DAAWO: Siyaasi Cabdiraxmaan Oo xoriyadiisii helay iyo Gudoomiye Thabit oo Raaligalin ka bixiyey.

Mudane Thaabit Duqa Magaalada Muqdisho ahna gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur uu caawa xor yahay. Cabdiraxmaan Cabdishakuur...

DegDeg: Maxkamadeyntii Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur Oo Dib Loo Dhigay iyo Sababta keentay.

Maxkamadeyntii  Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame, oo dibloodhigay  ayadoo la  filayay in gelinka dambe ee Maanta la horkeeno Maxakamadda Gobolka Banaadir. waxey wararku  sheegayaan  in ...

DAAWO SAWIRO IYO MUUQAAL: Ibraahim abu thuraya oo Ciidamada Yuhuudu ku toogatay Arlada Falastiin.

Ibraahim abu thuraya oo ahaa Nin jiis ah oo ay labada lugood horey uga gooyeen Xoogaga Yuhuuda ayaa maantay ku geeriyooday Dhulalka Falastiin ee...

XOG: Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maantay Maxkamada La horkeeni doono

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Warar hoose oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in gelinka dambe ee Maanta lagu...

DegDeg:Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka oo   Oo Xabsiga Ku Booqday C/Raxmaan Cabdi Shakuur.

Guddigan oo ka kooban labada Gole ee Baarlamaanka ayaa marka hore la kulamay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre , iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda...

DegDeg: Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax Xoogan oo goordhow  ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeynley.  Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagu soo xiray walxaha Qarxa  kaas oo lala...

DegDeg:  Xukuumada Somaliya oo ku war galisay Milkiilayaasha Hotelada Muqdisho in aan lagu qaban karin...

Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya  ayaa shir jiraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuu ku mamnuucay in shir aysan ka warqabin...