Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Man United & Sunderland Ee Kulankii Old Traffrod Ay Red Devils Ku Garaacday Sunderland, Kumaa Ahaa Xidigii Garoonka Ugu Fiicna?

0
87

XIDIGII GAROONKA UGU FIICNAA:

Paual Pogba ayaa noqday xidigii garoonka ugu fiicnaa kadib markii uu muujiyay qaabka fiican ee uu haddaba ula qabsaday kooxdiisa. Inkasta oo Ibrahimovic uu gool dhaliyay isla markaana uu laba gool caawineed sameeyay haddaba bandhigii Pogba ayaa ka qaaday xidigii garoonka ugu fiicnaa.

QIIMAYNTA MANCHESTER UNITED: 

Shaxdii Man United: De Gea 6,Valencia 7,Jones 6,Rojo 6,Blind 7,Carrick 6 ,Herrera 6, Paul Pogba 8,Lingard 5, Mata 6, Ibrahimovic 7

Badalkii Man United: Mikhitaryan 7, Martial 6,Fellaini 6.

QIIMAYNTA SUNDERLAND: 

Shaxdii Sunderland: Pickford 6, Jones 6, Djilobodji 6, Kone 5,Van Aanholt 7, Larsson 6, N’Dong 6, Borini 7, Denayer 7, Anichebe 5, Defoe 6.

Badalkii Sunderland: Khazri  6,Love 6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here