Dhageyso: hadii musuqmaasuq lagu doorto Madaxweynaha Somalia, Maxa Dhacaya?

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Beesha Caalamka aysan la shaqeyn doonin hadii Madaxweynaha soo aadan ee la dooran doono uu ku soo baxo Musuq Maasuq.

Mechal Keating ayaa tilmaaay in Qaramda Midoobay aysan laheyn Awood ay ku faragaliso waxa soconaya, hase ahaatee ay go’aan sadeen in aysan la shaqeen Madaxweyne Ku soo baxa musuq.

Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxana uu qiray in Soomaaliya uu hareeyay musuq aad u daran marka la eego doorashadii Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana wali uu jiro musuq daran.

DHAGEYSO Wareysi uu Bixiyay Mechal Keating isagoo ku sugan London:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here