DEG DEG dagaal beeleed dib ugu qarxay Sool iyo Sanaag

| Tuesday, Sep 29, 2015 |

waxaaa saka mar kale dagaal culus uu dib ugu dhacay deegaano ka tirsan Gobalada Sool iyo Sanaag ee dhaca waqooyiga Soomaaliya ee maamulka Puntland sida ay Xogwaran u sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay.

Dagaalka aya saaka ka socda deeganada la yiraahdo  yeygolo iyo Xool oo aan ka fogeen deegaanka Qorileeyt oo horay dagaalku uu ugu bilawday waxaana jira gurmadyo u kala imaanaya maleeshiyaadka ku hirdama halkaas wilina ma jirto qasaaro rasiya oo laga helayo maadaaba dagaalku uu hada socdo.

Cabdi Shakuur Cali Cabdi oo ka mid ah wax garadka ku sugan Caasimada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku ilmamaay dagaalka hada socda waxa uuna ugu baaqay Dawlada in ay arinkaa wax ka qobtaas maadaba sida uu yiri maamulka Puntland ay ku fashilmeen hakinta colaada halkaa ka aloosan .

wixii ku soo kordha kala soco Page keena Xogwaran.com

 

Like it? Share it!

Leave A Response