DHAGAYSO: Waraysi. Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Midnimada Umada somaliyeed Oo sifo sharci daro ah Ku Tilmaamay Habka Loo maray Xilka Qaadistii M,Cosoble

0
114

Bile Tahliil Cilmi Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Midnimada Umada Somaliyeed, oo waraysi gaar ah siiyay Shabakada Xogwaran.com ayaa waxaaa uu sheegay in sifo sharci daro ah loo maray habka xilka looga qaaday madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele.

 

Siyaasiinta iyo shacabka deegaanada Hirshabeele ayuu ugu baaqay inay Muujiraan Xasilooni Iyo kala danbayn siyaasadeed,  islamarkaaan ay ka shaqeeyaan hormarka deegaanadooda.

HOOS KA DHAGAYSO WAREYSIGA OO UU ARIMO BADAN KAGA HADKAAYO

110107_001

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here