Dhagayso; dab kakacay cadaado oo hanti badan ku gubatay

0
81

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay dab geystay Khasaare hantiyadeed.

Dabka ayaa ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada, waxaana la sheegay in uu ku faafay meelo kale oo ganacsi oo xaruntaasi ka agdhawaa sida uu warbaahinta xogwarannews u sheegay goobjooge kusuga cadaado.

Dabka ayaa la damiyay hadda intiisa badan,waxaana  ku guuleystay damintaasi maamulka degmada iyo shacabka magalada Cadaado  oo gurmad badan sameeyay sidii loo damin lahaa maadaama aysan cadaado joogin dab-damisyo waxaana lagu guulaystay in ladamiyo dabkaas.

Halkaan,kadhagayso, waraysi kusaabsan dabka cadaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here