Gudoomiye Thabit oo Xariga Kajaray Daahfurka Dib Udhiska Degmada Boondheere

| Saturday, Nov 25, 2017 |

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Thabib Cabdi Maxamed ayaa xalay xariga ka Jaray Daah furka dib u dhiska Degmada Bondheere iyo is-dhexgalka Bulshada.

Munaasabadda Xafladaasi ayaa waxaa soo diyaariyay Maamulka Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda degmada Boondheere.

Munaasabadaasi oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa hadalo ka soo jeediyay Duqa Casimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed waxa uuna ka waramay wanaagga ay leeyihiin Dadka ku dhaqan Degmada Boondheere, isagoo ugu dambeynbtii Bulshada Boondheere kula Dardaarmay in ay ka shaqeeyan Aminga iyo Nadaafad Degmada Boondhere.

Like it? Share it!

Leave A Response