FADEEXO: Xildhibaan Abdishakur ali mire Oo ka tirsan Golaha shacabka oo Gabar Kufsaday iyo Fadeexadii Oo Taagan.

| Saturday, Nov 25, 2017 |

Waxaa soo ifbaxya warar sheegaya in Xildhibaan Abdishakur ali mire ay soo wajahday Fadeexad ku saabsan Kufsi. Sabaax oo ah gabadh ka tirsaneed olalalihi doorashada Madaxweyne Framaajo ayaa ku eedeysay Xildhibaan Abdishakuur Mire in uu ku kufsady aqal ku yaala madaxtooyada.

Guddi odayaal ah oo labada reer ka soo kala jeeda oo gartan galay ayaa ku guul dareystay dhexdhexaadintooda, waxayna gabdha ku doodeysaa in maxkamad la soo taago, balse Madaxweyne Farmaajo oo ay aad isku- dhaw-yihiin ayaa diidan arinkaas.

kudarso,hadii ay arintan dibadda u soo baxdo ayaa noqon karta culeys dhaqan iyo mid siyaasadeed oo soo food saarta madaxweynaha iyo asxaabtiisa iyagoo markii hore la daala dhacayay culeyso tira badan.

Cabdishakuur ayaa iminka isku dayaya in uu ku xaliyo arintan qaab dhaqan balse gabadha reerkeeda ayaa taas aad u diidan. Arintan ayaa noqon doonta mid ugub ku ah dhaqanka siyaasada Somaaliyeed kursigiisa uu ku waayi doon Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire

Arintan ayaa soo baxeysa iyadoo aduunka ay ka socoto kacdoon ‘Me Too’ looga soo hor jeedo ragga madaxda ah ee ku xadgudba dumarka, taas oo dhalisay in tiro madax ah ah ay iska casilaan xilal ay hayeen

Waxaan Kaloo Soo bandhiigi doonaa cadeeymo arinkan ku saabsan.

Like it? Share it!

Leave A Response