Ciidamada Maamulka Jubbaland Oo Baacsi ugu jirada duleedka Magaalada  Kismaayo kooxda al ugus iyo qasaaro

| Monday, Dec 4, 2017 |

Maamulka jubabland oo Ciidamadiisu   maanta howlgallo ballaaran ka wada deegaano hoos yimaada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Saraakiishan Ammaanka ee Jubbaland oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgalladan ay yihiin kuwo lagu xaqiijinayo Ammaanka deegaanada Maamulkaasi.

Waxaana maanta Ciidamadu ay gaareen deegaanka Cabdale Biroole, halkaas oo ay ka sameeyeen baaritaano xoogan.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa ay Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland dhaq dhaqayo Ciidan ka wadeen deegaano ka tirsan Gobollada Jubbooyinka, oo weli qeybo ka mid ah ay ku sugan yihiin Al Shabaab.

Like it? Share it!

Leave A Response