Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Cambaareeyay Go’aanka Mareykanku Uu Qudus Ugu Aqoonsaday Caasimadda Israel.

| Thursday, Dec 7, 2017 |

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo ka mid ah Culumada ugu Magaca dheer Soomaaliya ayaa sheegay in Aqoonsiga Trump ee Qudus in ay noqoto Caasimadda Israel ay tahay daandaansi Cad oo aan geed loogu so gamban.

Waxaana uu tilmaamay in tallaabadaasi ay tahay mid loogu soo xad gudbayao dhammaan dadka Muslimiinta ah.

Ugu dambeyn Sheekh Cabdi Xai Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay Muslimiinta oo dhan in ay midoobaan, islamarkaana ay hal meel uga soo wada jeestaan dhagarta reer Galbeedka.

Like it? Share it!

Leave A Response