Dhageyso: Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Xaafuun Ee Maamulka Puntland oo La Dilay yaase dilay.

| Thursday, Dec 7, 2017 |
 Dilk Marxuumka ayaa yimid, kadib  muran soo kala dhex galay isaga iyo taliyaha Degmadaasi.Waxaana rasaas uu furay taliyaha ku dhintay Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah .

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response