DegDeg: Maxkamadeyntii Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur Oo Dib Loo Dhigay iyo Sababta keentay.

Maxkamadeyntii  Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame, oo dibloodhigay  ayadoo la  filayay in gelinka dambe ee Maanta la horkeeno Maxakamadda Gobolka Banaadir.

waxey wararku  sheegayaan  in  Codsi ka yimid Xeer Ilaalinta Dacwada ku soo oogtay Siyaasigaasi, ay CadeymahoodaWali soo dhameystirin.

Waxaana dib loo dhigay illaa Beri oo markale Maxakamadda Gobolka Banaadir la hor geyn doono C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here