XOG: Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur Oo Sheegay In Uu Cadaalada Latiigsan doono Shaqsiyaadkii Kadmbeeyay Weerarkii.

0
3000

Cabdiraxmaan Cabdishukur Warsame oo Shirjaraaid Goordhaweyd qabtay ayaa sheegay in Dacwaddii isaga ka dhanka ahayd ee shalay lagu soo oogay Muqdisho ay xigi doonto Dacwad isagu uu ka gudbinaayo shaqsiyaadkii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Hooygiisa.

Mr Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame ayaa tilmaamay in dalka uu hago sharci islamarkaana isaga lagu kala baxayo sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Siyaasiga ayaa Qeexaya in dalka laguwada joogo sharciyad ee aan laguwada joogin Qori caaradiis.

Dhawaan Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Soomaaliya ayaa weeraray Hooy uu Magaalada Muqdisho ka degan yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here