Dhageyso: Wadaad Caan ka ah Puntland oo hawada usoo mariyey Fariin Habaar ah Xildhibaanada Mooshinka ka wada.

Sheikh Daahir Aw-cabdi Oo Warbahainta la hadlay ayaa wuxuu si adag uga hadlay Shiikhu dhawr arrimood kalah ah Dhanka xiriirka u dhaxeeya Somalia iyo Dalalka Carabta.

Dhanka kale Wadaadka ayaa Digniin habaar ah oo ku socota Xildhibaanada Dowladda Soomaaliy Hawada usoo mariyey Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah uguna  baaqay inay joojiyaan mooshin ka dhan ah Xukuumadda Somaliya  iyo Arrimo quseeya dib u dhaca Umadda ku habsaday.

Sidoo klae Shiikha ayaa ku eedeeyay dalalka Carabta kuwo aan u turi jirey shacabka iyo madaxda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay inay xaaran tahay maanta in lala kala safto, Isagoona ugu baaqay Soomaalidu inay ka shaqeyso sidii ay u garab istaagi lahaayeen Dowladooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here