DEGDEG: Mudaharaadyo Hareeyay Dalka Congo Iyo Booliska Dalkaas oo

0
184

Ciidamada Amaanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo,ayaa isticmaalaya Gaaska dadka ka ilmeeysiiya si ay u joojiyaan dibad baxyo ka dhan ah Madaxweyne Kabila.

Dibad baxayaashaan ka soo horjeeda Madaxweyne jofeph Kabila ayaa ka cabanaaya muddo kororsi uu doonaya  in uu xilka ku dheereeyto.

Dhanka kale Waxaa Dowladu Xirtay Wadooyinka Ugu waaweyn Dalkaasi iyadoo dhanka kale ay Hawada Kasaareen Allada Internetka iyo Dhamaan Adeega isgaarsiinta Waxaan istaagay dhamaan isku socodka Dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here